U bood dhigaalka

Gaas Oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Sool

Juun 11, 2018

Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas ayaa wuxuu magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Sool.

Gaas ayaa xilkaan u magacaabay Abuubakar Cabdi Geelle, wuxuuna u rajeeyay in shaqadiisa u guto sida loogu dhiibay.

Gobolka Sool waxaa ka jira xiisad u dhaxeysa Somaliland iyo Puntland, iyaga oo marar badan ku dagaallamay deegaanno ka mid ah gobolkaasi.

Halkaan hoose ka akhriso wareegtada:

Goobjoog News