1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaan Hore Cabdi Barre “Baydhabo Waxa Isugu Tagay Waxay Ahaayeen Mas’uuliyiin Kala Jeedda” Xildhibaan hore oo ka tirsanaa baarlamaankii Sagaalaad ayaa sheegay in shirkii Baydhabo aynaan ka soo bixin wax dan u ah umadda Soomaaliyeed. Cabdi Barre Jabriil ayaa qaba shirkii Baydhaba inuusan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Xaqiijiyey In 2020 Dalka Ka Dhici Doonaan Doorashooyinka Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa xaqiijiyey in dalka ay ka dhici doonto doorashada sanadka 2020. Waxa uu tilmaamay madaxweynaha in horey loo bartay in lasoo baraarugo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabelle: Xildhibaan Sheegay In Habacsanaan Amni Ka Jirto Gobolka Sh/dhexe Xildhibaan C/rashiid C/xakiin oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in habacsanaan dhanka ammaanka ah ay xilligaan ka jirto gobolka Shabellaha Dhexe, gaar ahaan wadada isku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannadii Shalay Lagu Diley Weerarkii Sh/dhexe Oo Lagu Aasayo Jowhar Xildhibaannadii shalay lagu dilay weerarkii ka dhacay wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowharayaa lagu wadaa in maanta lagu aaso magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe. Waxaa la filayaa in Aaskan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Itoobiya Oo Laalay Xaaladdii Degdegga Ahayd Ee Uu Dalkaasi Ku Jiray Kulan uu isugu yimid baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa lagu laalay xaaladdii degdegga ahayd ee uu dalkaasi ku jiray. Golaha wasiirada Itoobiya ayaa horey u laalay xaaladda deggdegga ahayd, hase ahaatee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Waxaan u Aragnaa In DFS Ay Garabsiineyso Somaliland Maamulka Puntland ayaa sharci darro ku tilmaamay lacag Hal Milyan doolar ah oo shalay dowladda federaalka ugu deeqday Somaliland si wax loogu qabto dada ku nool deegaannada Bari ee Somaliland,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Canada Oo Joojisay Musaafurinta Yuusuf Maadey Xilli saacado ay ka dhiman tahay in Yuusuf Maadey loo soo musaafuriyo dalka Kenya ayaa waaxda socdaalka Canada waxay Yuusuf ugu tageen garoonkii laga soo qaadi lahaa, waxaana loo sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqoonyahan Rajo Xumo Ka Muujiyey Shirka Ka Socda Baydhabo Aqoonyahan Maxamed Maxamuud oo ka faalooda arrimaha siyaasadda ayaa rajo xumo ka muujiyey shirka golaha amniga qaranka ee ka socda magaalada Baydhabo. Waxa uu sheegay Caalim in shirkaan iyo kuwo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qoysaskii Ka Barakacay Fatahaaddii B/weyne Oo Ku Laabanaya Guryahooda Dadkii ka barakacay fatahaadda Wabiga Shabelle ayaa bilaabay iney dib ugu soo laabtaan guryahooda, kadib markii biyaha ay ka laabteen magaalada. Waxaa la arkayaa gaadiid badan oo magaalada kusoo daabulaya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Ehlada Bajaajle Lagu Diley Muqdisho Oo DFS Ka Dalbday Cadaalad Ehlada wiil Bajaajle ah oo saakay askari ka tirsan dowladda Hoose ee Xamar ku dilay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ayaa dowladda federaalka ka dalbaday in cadaaladda la horkeeno askarigii…