Axmed Madoobe “DFS Lugaha Ugama Hayno Qabiil Ahaan Iyo Dowlad Ahaan” Sheeko:Dalka Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ka diidday wadahadal ay la gasho maamulkiisa. Wuxuu tilmaamay in dedaal badan ku bixiyeen sidii… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waa Sidee Xaaladda Magaalada Marka? Waxaa deganaansho laga dareemayaa magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo xalay uu ka dhacay dagaal ku bilowday qaraxyo loo adeegsaday gaadiid. Ururka Al-shabaab ayaa werar lama filaan ah…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xogga Dalka: Waxaan Dilnay 12 Ka Mid Ah Al-shabaab Taliska Ciidanka xoogga dalka ayaa faah afahin ka bixiyey howlgaladii ay dhawanahan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ka fuliyeen deegaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose. Taliyaha Ururka 5-aad, guutada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka DFS Iyo Kuwa Jubbaland Oo Al-shabaab Ka Qabsaday Deegaanno Ka Tirsan J/hoose Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada Hoose, waxay kula wareegeen deegaanno markii hore Al-shabaab maamuli jireen. Sida ay sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maareeye Cusub Oo Loo Magacaabay Dekadda Boosaaso Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa maareeye cusub waxa uu u magacaabay dekadda magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Wareegtada magacaabista ayaa sidan u qoran: Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Qoysas Ku Sumoobay Caano Ay Cabeen Wararka ka imaanaya magaalada Qardho ee gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in Labo qoys ay ku sumoobeen caano ay cabeen, kuwaasi oo haatan lagu dabiibayo isbitaal ku yaalla magaaladaasi. Illaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dani Oo Sheegay In DFS Ay Waddo Iska Horkeenista Shacabka Iyo Maamulka Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa sheegay in dowladda dhexe ay marar badan isku dayday iney qalqal siyaasadeed ka dhex abuurto deegaannada Puntland. Dani ayaa isaga oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Axmed Madoobe “Talo Aan Wadaag Lahayn Waxbo Ma Tareyso” Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa isaga oo ku sugan magaalada Boosaaso ee gobolka Bari wuxuu sheegay in muhiim ay tahay wadashaqeyn dhexmarta dowladda dhexe iyo dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Khasaare Ka Dhashay Bam Lagu Tuuray Guri Ku Yaalla Magaalada Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Bam oo habeenkii xalay ahaa lagu weeraray guri ku yaalla xaafadda Fagax, degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho. Gurigan ayaa la sheegay iney ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kenya Oo u Digtay Al-shabaab Wasiirka arrimaha gudaha Dalka Kenya, Fred Matiang’I, ayaa digniin culus u diray Maanta Al-Shabaab iyo Dadka gabbaadka siiya, si adagna ay ula dhaqmi doonaan haddii ay Gacanta ku dhigaan. Wuxuu…