1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Lagu Diley Degmada Wanlaweyn Ee Shabellaha Hoose Wararka ka imaanaya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi xalay lagu diley mid ka mid ah nabadoonnada aadka looga yaqaan degmadaasi. Sida ay sheegeen dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khudbadaha Musharraxiinta Guddoonka Baarlamaanka Galmudug Oo Maanta La Dhageysanayo udanayaasha Baarlamanka Galmudug ayaa Saaka oo Khamiis ah u diyaargaroobaya dhageysiga khudbadaha musharaxiinta u tartameysa Guddoonka Baarlamanka Labaad ee maamulka Galmudug. Arbacadii shalay ayaa la xiray qabashada Araajida musharaxiinta ,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Carabta Oo Sheegay In Si Buuxdo u Taageerayaan Soomaaliya Kulanka Baarlamaanka Waddamada ku bahoobay Jaamacadda Carabta oo Shalayto lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Qaahira ee xarunta Dalka Masar ayaa laga soo saaray bayaan lagu taageerayo Dowladaha Soomaaliya iyo Suuriya. Bayaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Oo Kala Dhexgalay Maleeshiyaad Ku Dagaallamay Galgaduud Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in ciidanka xoogga dalka ay kala dhexgaleen maleeshiyaad dhowaan ku dagaallamay gobolkaasi. Ciidankan oo uu hoggaaminayo Taliyaha Guutada 13-Aad Ee Ciidanka Dawladda Qaybta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Gaalkacyo Ee Galmudug Oo Kahor Yimid Xil Ka Qaadistii Lagu Sameeyey Duqa Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug, Yuusuf Xirsi Barre ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay wareegto xilka looga qaaday oo xalay kasoo baxay xafiiska madaxweyne Xaaf. Waxa uu sheegay Xirsi in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo Ka Hadashay Howlgal Ay Ku Dileen Xubno Al-shabaab Ah Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa faah faahin ka bixisay howlgal ay ciidamadooda ka fuliyeen deegaanno ka kala tirsan Jubbada Hoose iyo Gedo. C/nuur Ibraahim Xuseen, afhayeenka wasaaradda amniga Jubbaland ayaa ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Degmada Wanlaweyn Ee Shabellaha Hoose Xiisad u dhaxeysa Labo maleeshiyo beeled ayaa lagu soo waramayaa iney maanta ka taagan tahay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose. Waxa ay xiisaddan salka ku haysaa dagaal shalay Labadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Askari Ka Tirsan Ciidanka DFS Oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Dhuusamareeb Wararka ka imaanaya degmada Dhuusamareeb ayaa waxay sheegayaan in askari ka tirsan ciidanka DFS uu habeenkii xalay ahaa ku dilay magaaladaasi qof shacab ah. Sida ay inoo sheegeen dad goob…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Horumarinta Hirshabelle Iyo K/galbeed Oo Maanta Ka Furmaya Baydhabo Waxaa maanta oo Talaado ah lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay uu ka furmo shir looga hadlayo horumarinta dowlad goboleedyada Hirshabelle iyo sidoo kale K/galbeed. Shirkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Jira In Al-shabaab Dib Ula Wareegeen Deegaanka Tooratoorow Ee Shabellaha Hoose? Ururka Al-shabaab ayaa sheegay in ay dib ula wareegeen deegaanka Tooratoorow ee gobolka Shabellaha Hoose, kadib markii shalay ay ciidanka DFS la wareegeen deegaankaasi. Baraha ay ku leeyihiin Internetka ayeey…