1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Waa Sidee Xaaladda Deegaanka Tooratoorow Ee Shabellaha Hoose Ciidama dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta la wareegay deegaanka Tooratoorow ee gobolka Shabellaha Hoose. Waxaa deggan xaaladda deegaankaasi, iyadoo ciidamada Danab lasoo sheegayo in halkaasi ay ka wadaan howlgallo. Taliyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka C/raxmaan C/shakuur: DFS Waxay Ku Fashilantay Iney Iga Joojiso…. Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay isku dayday iney ka baajiso khudbad uu u jeedin lahaa ardayda Soomaaliyeed ee ku sugan Malaysia. Wuxuu tilmaamay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniin Laga Bixiyey Roobab Dabeylo Wata Oo Ku Wajahan Puntland Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Puntland ayaa digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo la sheegay iney ku wajahan yihiin deegaanno maamulkaasi ka tirsan. Waxa ay sheegtay wasaaradda in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Toogtay Rag Ay Sheegeen Iney Ka Tirsanaayeen DFS Al-shabaab ayaa fagaare ku yaalla deegaanka Sablaale ee gobolka Shabellaha Hoose waxay ku toogteen Afar qof oo ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen DFS. Dadweyne laga soo bixiyey guryahooda ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Xubno Ka Tirsanaa Al-shabaab Oo Isku Dhiibay Jubbaland Taliska hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka ee Jubbaland ayaa waxay soo bandhigeen Labo nin oo ay sheegeen iney ka tirsanaayeen Al-shabaab, kuwaasi oo isku dhiibay maamulkan. Raggan ayaa lagu soo bandhigay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Akhrinta Labaad Marinaya Hindise Sharciyeedka Jaangoynta iyo Tayo Dhowrka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, waxa ay maanta leeyihiin kulan muhiim ah oo looga hadli doono arrimo dhowr ah. Kulankan oo ah midkoodii 29-aad ee Kalfadhiga Lixaad golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Golaha Aqalka Sare BFS Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in xaruntooda magaalada Muqdisho ay ku kulmaan mudanayaasha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Sida wararka aan ku helnay, kulanka maanta ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Degmada Hodon Ee Magaalada Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal ay xalay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ka sameeyeen ciidamada ammaanka ee dowladda federaalka Soomaaliya. Howlgalkan ayeey ciidanka waxay si gaar ah uga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DEG DEG: Barakac Ka Socda Deegaanka Tooratoorow Ee Shabellaha Hoose Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tooratoorow ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay saakay isaga barakacayaan dadka shacabka ah, kadib casbi soo wajahday. Ciidamada sida gaarka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidleyda Muqdisho: Canshuur Bixiyeyaal Aan Loo Adeegin! Gaadiidleyda Muqdisho oo si joogta ah u bixiyo canshuurta lagu waajibiyey, ayaa hadana waxa ay yihiin kuwo aan helin adeegyadii ay dowladda uga baahnaayeen, gaar ahaan dowladda hoose ee Xamar.…