Xaaf Oo Ka Horyimid Ku Dhowaaqista Xildhibaannada Cusub Ee Galmudug Sheeko:Dalka Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka horyimid ku dhowaaqistii shalay ee Liiska xildhibaannada dowlad goboleedka Galmudug. Wuxuu sheegay in arrintan u egtahay qorshe ay xukuumadda federaalka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka Kenya Oo Heegan La Geliyey, Cabsi Laga Qabo Al-shabaab Awgeed Saraakiisha ciidanka Booliiska Kenya ayaa sheegay in heegan xooggan la geliyey ciidanka dalkaasi, kadib cabsi laga qabo in Al-shabaab ay weeraro hor leh ku qaadaan wadankaasi. Ciidamo isugu jira Booliis…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah Faahin: Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax xooggan oo maanta ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho. Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Shaaciyey Khasaaraha Weerarkii Lamu Dowladda Mareykanka ayaa Xaqiijisay in Khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh uu kasoo gaaray Weerarkii Al-Shabaab ay shaley subax ku qaaday Saldhigg ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin Gobalka Lamu ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Cambaareysay Weerarkii Al-shabaab Ee Lamu War ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa canbaarayn dusha looga tuuray weerarkii Al-shabaab ku qaadeen saldhigga ciidamada Mareykanka ee Manda Bay ee gobolka Lamu ee dalka Kenya. “Weerarka fashilmay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Shabellaha Hoose Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo ka sameeyay tuulooyin hoostaga magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa Ciidamadu waxaa ay sigaar ah uga sameeyeen deegaanka Ceel Saliini iyo deegaanno kale…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal Ka Dhacay Lamu Xubno ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar waxa ay ku qaadeen saakay waaberigii xerada SIMBA kuna taalla deegaanka Manda Bay ee gobolka Lamu. Saldhiggan waxaa deganaa ciidamo Kenyan ah, waxaana halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka DFS Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Baay Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in ciidanka DFS iyo kuwa maamulka K/galbeed ay Al-shabaab kala wareegeen deegaanno ka tirsan gobolkaasi. Deegaannada ay ciidanku la wareegeen ayaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga AFRICOM Oo Ka Hadashay Duqeyn Ka Dhacday Shabellaha Hoose Taliska ciidanka Maraykanka ee AFRICOM ayaa ka warbixiyey duqeyn ay diyaaradahooda ka fuliyeen deegaanno ka mid ah gobolka Shabellaha Hoose. Qoraal kasoo baxay taliskan ayaa lagu sheegay in weerarkan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxa ay kulan ku leeyihiin magaalada Muqdisho. Waxa uu ajendaha kulankan maanta yahay, u codeynta Heshiiska damaanad qaadka…