1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Hoggaanka Ahlu-sunna? Ra’iisul Wasaare Xasan Cali khayre ayaa hoyga uu ka deganyahay magaalada Dhuusameeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa uu kula kulmay Hoggaamiyaha Ahlusunna Macalin Maxamuud. Kulankooda ayey kaga wada hadleen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Danab Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Shabellaha Hoose Guutada 16aad ee kumaandoosta Danab oo ka tirsan ciidanka xoogga Dalka ayaa la wareegay deegaanno ay Al-shabaab kaga sugnaayeen gobolka Shabellaha Hoose. Meelaha ciidanka ay la wareegeen ayaa waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Sidee Xaaladda Magaalada Dhuusamareeb? Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan iney deggan tahay xaaladda magaaladaasi, kadib markii xalay halkaasi dagaal kooban uu ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo ciidan ilaalo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labada Aqal Ee BFS Oo Kulan Wadajir Ah Leh Waxaa lagu wadaa in maanta oo Talaado ah ay kulan wadajir ah magaalada Muqdisho ku yeeshaan mudanayaasha Labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Kulankan oo noqonaya midkoodii Labaad oo xiriir…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 15 May: DF oo Iqaamo u Diiday Macalimiinta Masar Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa ku guuldareysatay iney dal kujoogga ama iqaamada u cusbooneysiiso macalimiinta Masaarida ee wax ka dhigaya iskuulka 15 May ee magaalada Muqdisho. Ilo xogogaal ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah faahin: Khasaare Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Mudug Maleeshiyaad ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dagaallameen deegaanka Wisil ee Koonfurta gobolka Mudug. Inta la xaqiijiyey Laba qof ayaa ku dhimatay dagaalkan, waxaana ku dhaawacmay qof kale, sidey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AFRICOM Oo War Kasoo Saartay Duqeyn Ay Ka Fulisay Shabellaha Hoose Qoraal kasoo baxay taliska ciidamada Maraykanka ee qaaradda Africa (AFRICOM) ayaa waxaa lagu faah faahiyey duqeyn ay ka fuliyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose. Waxaa lagu sheegay qoraalkan, in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Duqeyn Lagu Diley Saraakiil Al-shabaab Ah Oo Laga Fuliyey Sh/hoose Howlgallo ay iska kaashadeen Ciidamada DFS iyo Ciidanka Maraykanka ee Afrika ayaa lagu dilay saraakiil sar sare oo ka tirsan Al-shabaab, waxaana laga fuliyey Shabellaha Hoose. Howlgaladaan oo laba qeybood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney Ka Mid Ahayd Dhaawacyadii Loo Qaaday Turkiga Oo Geeriyootay Wararka ka imaanaya magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa sheegaya in mid ka mid ah dhaawacyadii shalay laga qaaday magaalada Muqdisho oo aheyd dumar ay geeriyootay, Aamina Cusmaan Kheyre oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaawacyadii Laga Qaaday Muqdisho Oo La Geeyey Ankara Magaalda Ankara ee dalka Turkiga waxaa la gaarsiiyay 16 kamid ahaa dhaawacyadii ku waxyeelloobay qaraxii argagaxiso ee ka dhacay Ex koontarool Afgooye ee magaalda Muqdisho. Dhaawacyadaan oo ahaa kuwii ugu…