1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Muqdisho Qarax aad u xooggan ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay Ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxan uu geystay khasaare kala duwan. Sida ay inoo sheegeen dadka ku dhow…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Akhrinta Saddexaad Marinaya Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka oo ay kaga hadli doonaan ajande dhowr ah. Ajendaha kulanka maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Iyo Wasiiradiisa Oo Ka Shiray Arrimo Xasaasi Ah Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada ee Maanta oo Khamiis ah. Ugu horayn Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ka warbixiyay howlgalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qof Shan Kun Oo Shlin Soomaali Ah Darteed Loogu Diley Jowhar Iyo Dibadbax Dhacay Askari la sheegay in uu ka tirsanaa ciidanka maamulka Hirshabelle ayaa waxa uu maanta nin shacab ah oo ka mid ah dadka iibiya Kalluunka ku diley suuqa magaalada Jowhar ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biixi, Waraabe Iyo Cirro Oo Ku Kulmay Hargeysa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo ku xigeenkiisa ayaa waxa ay maanta kulankii Labaad Madaxtooyada Hargeysa kula yeesheen guddoomiyeyaasha xisbiyada Mucaaradka ee UCID iyo Wadani. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Laga Soo Sheegayo Xerada Dhadhaab Biyo la’aan baahsan ayaa xilligan laga soo sheegayaa in ay ka jirto xerada Dhadhaab oo ay ku nool yihiin in ka badan 2kun oo qoys. Afar maalin oo xiriir ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waare Oo Mooshin Xil Ka Qaadis Ah Laga Diyaarinayo Warar soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabelle, ay mooshin xil ka qaadis ah ka diyaarinayaaan Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare. Xildhibaanno u badan kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari Ka Tirsan Booliiska DFS Oo Haweeney Ku Dilay Magaalada Muqdisho Wararka ka imaanaya degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa waxay sheegayaan in askari ka tirsan ciidanka Booliiska uu diley Haweeney ka mid ahayd shacabka ku dhaqan degmadaasi. Askarigan ayaa rasaas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amniga Muqdisho Oo Laga Shiray Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa shir guddoomiyey kulan looga hadlayey ammaanka magaalada Muqdisho oo Todobaadle ah, waxaana ka qeybgala madaxda sare ee maamulka gobolka iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dad Loo Qabtay Rabshado Ka Dhacay Magaalada Jigjiga Ciidamada ammaanka magaalada Jigjiga ayaa xabsiga dhigay dhallinyaro badan oo lagu eedeynayo iney ka dambeeyeen rabshado shalay ka dhacay magaaladaasi. Banaanbax nabadeed oo markii dambe isku bedalay rabshado ayaa shalay…