1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiirro Maanta Hortagaya Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, ayaa kulankoodan waxa ay su’aallo ku weydiin doonaan wasiirro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya. Wasiirada maanta hortagaya golaha shacabka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Puntland Ka Tiri Qaraxii Gaalkacyo? Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Puntland ayaa ka hadashay qarax xalay ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Maxamed C/raxmaan Dhabancad, wasiirka wasaaraddan ayaa sheegay iney aad uga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Ku Dhowaad 10 Qof Oo Ku Geeriyootay Qarax Xalay Ka Dhacay Gaalkacyo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax loo adeegsaday gaari oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Waxaa qaraxan lagu weeraray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Furay Shirka Wasaaradaha Maaliyadda DFS Iyo Dowlad Goboleedyada Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa goor dhow wuxuu magaalada Kismaayo ka furay shirka wasaaradaha maaliyadda ee DFS iyo dowlad goboleedyada. Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalaya wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Richard Otto Oo Loo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Uganda Ee Soomaaliya Dowladda Uganda ayaa waxay taliye cusub usoo magacwday ciidankeeda ka jooga Soomaaliya ee qeybta ka ah howlgalka midowga Africa ee AMISOM. Richard Otto ayaa xilkan loo magacaabay, wuxuuna xilka kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhoobo Daareed Oo Sheegay Inuu Ka Shaqeynayo Dhismaha Maamul u Gaar Ah Sool Iyo Sanaag Guddoomiyahii hore ee baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland, C/xakiin Maxamed Axmed Dhoobo Daareed ayaa sheegay in ay ka shaqeynayaan dhismaha maamul u gaar ah gobollada Sool iyo Sanaag. Wuxuu sheegay in…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Taariikhda Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Maanta waxaa loo dabaaldagayaa 76-guuradii ka soo wareegtey markii la asaasay ciidanka booliiska Soomaaliyeed oo beegneyd December 20, 1943-dii. Ciidanka Booliiska waxaa uu jiray Taariikhdaas ka hor sida uu Goobjoog News u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Maaliyadda DFS Iyo Kuwa Dowlad Goboleedyada Oo Shir Uga Furmayo Kismaayo Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose uu ka furmo shir ballaaran oo looga hadlayo hanaanka maaliyadda dalka. Shirkan ayaa waxaa isugu imaanaya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka IMF Oo Soo Dhoweysay Qorshaha Deyn Cafinta Soomaaliya Kristalina Georgieva Agaaismaha maamulka IMF ayaa Warsaxaafadeed ay soo saartay kadib markii ay ansixisiyeen Guddiga Fulinta ee IMF ee xirmada maaliyadeed ee Soomaaliya: “Maanta Guddiga Fulinta Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF)…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qodob Oo Ay Ku Heshiiyeen Beelihii Ku Dagaallamay Mudug (Akhriso) Taliyaha Ciidanka Dhulka xooga Dalka Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Qeybta 21 aad ayaa Goobjoog ka ahaa heshiiskaas oo lagu dhameynayo colaad ka taagneyd Degaannada Af-barwaaqo iyo Towfiiq oo dhaca Bariga…