1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka? Maanta oo ah Arbaca ah, 25 December 2019, waxaa jira kulanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ajendaha Kulanka ayaa ah u codeynta Hindise Sharciyeedka Maamulka iyo Maareynta Maaliyadda iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amar La Dul Dhigay Shacabka B/weyne Laamaha ammaanka magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraaan ayaa ammar dul dhigay shacabka ku dhaqan magaaladaasi. Waxaa la faray shacabka in ugu horreyn ay ka fogaadaan ku ganacsiga hareeraha waddooyinka, islamarkaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Nabadoon Lagu Dilay Magaalada Boosaaso Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in halkaasi lagu diley mid kamid ah nabadoonnada ugu caansan. Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Iska Diidday Shuruudo Ay Soo Bandhigeen Guddiga Farsamada iyo Dhismaha Galmudug Ururka Ahlu-sunna Waljameeca ayaa iska diiday shuruudo ay soo bandhigeen Guddiga Farsamada iyo dhismaha Galmudug, kuwaasi oo ku wajahan xubnaha ka mid noqonaya xildhibaannada Galmudug. Qoraal kasoo baxay Ahlu-sunna ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Dab Ka Kacay Xarumo Ganacsi Oo Ku Yaalla Jowhar Dab xalay ka kacay xarumo ganacsiga oo ku yaallay magaalada Jowhar ayaa sababay khasaare hantiyeed oo aad u badan. Wararka ayaa waxay sheegayaan in dabkan uu ka kacay dhisme weyn…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Shuruud Adag Ku Xirtay Wadahadallo Ay La Gasho DFS Adna Aadan Ismaaciil oo ah guddoomiyaha guddiga Somaliland u qaabilsan wadahadallada DFS ayaa shuruud ku xirtay in dib loo furo wadahadalladan oo muddo hakad ku jiray. Waxa ay sheegtay Adna…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Qodobadiii Ay Ku Heshiiyeen Beelihii Dhowaan Ku Dagaallamay Mudug Deegaanka Towfiiq ee gobolka Mudug waxaa lagu qabtay munaasabad lagu dhammeystirayey heshiis ay gaareen beello dhowaan ku dagaallamay Bariga gobolkaasi. Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka Jeneraal C/casiis C/laahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Soo Saartay Liiska Xildhibaannada Uga Mid Noqonaya Galmudug Ahlu-sunna Waljameeca ayaa soo saartay liiska 20-ka xildhibaan ee uga mid noqonaya baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug. Liiskan waxaa ku xusan magacyada xildhibaannada iyo sidoo kale beelaha ay kasoo kala jeedaan,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Gobolka Sool Wararka naga soo gaaraya deegaanka Horufadhi ee gobolka Sool, ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa Maleeshiyo beeleed halkaasi wada deggan. Xiisaddan ayaa daba socota…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe: Isma Lahayn Hargeysa Waxay u Darsan Doontaa Dadkii Xamar Laga Soo Magacaabi Jiray Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe ayaa waxqabad xumo ku eedeeyey xukuumadda Muuse Biixi oo uu sheegay iney dayacday magaalada Hargeysa. Wuxuu sheegay Waraabe in muddo 28…