1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka: Aqalka Hoose Oo u Codeeyey In Xilka Laga Qaado Trump Aqalka Hoose ee Congresska Maraykanka u codeeyey in xilka laga qaado madaxweynaha Maraykanka D. Trump. Madaxweyne Trump ayaa lagu soo eedeeyey labo qodob oo kala ah: 1- inuu ku takri…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Maanta Loo Qaadayo Codka Kalsooni Kala Noqoshada Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa maanta oo Arbaco ah waxa ay cod u qaadi doonaan in xilka laga qaado madaxweyne Donald Trump iyo in kale. Kulan ay ku yeelan doonaan xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ilhaan Cumar Oo Sheegtay In Maraykanka Uu Cafiyey Deymihii Uu Ku Lahaa Soomaaliya Ilhaan Cumar oo ka tirsan Kongareeska Maraykanka ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay waxay ku shaacisay in Maraykanka uu cafiyey deymihii uu ku lahaa Soomaaliya, kadib markii ay aqalka wakiilada Maraykanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Sweden Kala Hadlay Deyn Cafinta Soomaaliya Iyo Xoojinta Xiriirka Labada Dal Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa Magaalada Geneva ee Dalka Swizerland kulan gaar ah kula qaatay Wasiirka arrimaha dibedda Dalka Sweden, Ann Christine Linde. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhuusamareeb: Ciidamada Ammaanka Oo Baadigoobaya Nin Dilay Walaalkiis Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamabeere ee Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in ciidamada ammaanka ay wadaan howlgal ay ku raadinayaan nin la sheegay inuu xalay dilay walaalkiis. Ninka la raadinayo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DFS Oo Kala Qaadeysa Maleeshiyaadkii Ku Dagaallamay Gobolka Mudug Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in maanta oo Talaado ah lagu wado iney DFS kala qaaddo maleeshiyaadkii dhowaan ku dagaallamay deegaannada Towfiiq iyo Afbarwaaqo. Taliska ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Madaxweyne Erdogan? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa kulan ku yeeshay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Weerar Xalay Ka Dhacay Gaalkacyo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar Bam oo xalay lagu qaaday saldhigga Bartamaha ee magaalada Gaalkacyo, dhanka Puntland. Saddex qof ayaa weerarkaasi ku dhaawacmay, Labo ka mid ah waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Amar-dambe Oo Maanta Hortagaya Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah waxay leeyihiin mid kamid ah kulamadoodii caadiga ahaa. Kulanka maanta ayaa waxay xildhibaannada su’aallo ku weydiin doonaan wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Jubbada Hoose Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in dagaal culus uu deegaanka Hosingow ku dhexmaray ciidanka xoogga dalka iyo dagaalyahannada ururka Al-shabaab. Al-shabaab ayaa la sheegay in weerar…