1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DFS Oo Sheegtay In Duqeyn Ka Dhacday J/dhexe Lagu Diley Sarkaal Sare Oo Al-shabaab Ah DFS ayaa sheegtay in duqeyn 24-kii saac ee lasoo dhaafay ka dhacday gobolka Jubbada Hoose lagu diley sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al-shabaab. Warbaahinta dowladda ayaa lagu baahiyey in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey Xaaladda Deegaannadii Lagu Dagaallamay Ee Gobolka Mudug Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in xaalad deganaansho ah laga dareemayo deegaanka Towfiiq ee gobolkaasi iyo deegaanno kale oo shalay dagaallo culus ay ka dhaceen. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Baaq u Dirtay Beelaha Ku Dagaallamaya Gobolka Mudug Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa baaq nabadeed waxaa loogu diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya deegaanka Towfiiq ee gobolka Mudug. Puntland ayaa sheegtay in walaac aad u xooggan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka DFS Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyey ciidanka DFS iyo kuwa Al-shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalyahanno ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa la sheegay in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Weerar Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar xalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, kaasi oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Rag hubeysan oo illaa iyo hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Xooggan Oo Ka Socda Mudug Dagaal u dhaxeeya maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed, islamarkaana kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug ayaa dib uga bilowday deegaanno ku yaalla bariga gobolka Mudug. Dagaalkan ayaa ah mid aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Ka Dhacay Gobolka Mudug Rag hubeysan ayaa xalay saqdii dhexe waxa ay jidka u galeen gaari ay la socdeen dad shacab ah, kaasi oo kasoo baxay deegaanka Gelinsoor, kuna socday magaalada Gaalkacyo. Sidey inoo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baaqyo Nabadeed Oo Loo Diray Maleeshiyaad Ku Dagaallamay Mudug Waxaa soo kordhaya baaqyada nabadeed ee loo dirayo maleehsiyo beeleedkii ku dagaallamay deegaanno ka tirsan gobolka Mudug. Deegaanka Afbarwaaqo iyo deegaanno kale ayaa waxaa ku dagaallamay maleeshiyaad kasoo kala jeeda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Laga Soo Sheegayo Magaalada Gaalkacyo Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan waqooyiga magaaladaasi ayaa sheegaya in xiisad ay ka taagan tahay halkaasi. Xiisaddan ayaa salka ku haysa shaqsi la sheegay in si weyn…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay askar xabado ku furtay Bajaaj Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukuntay Labo askari oo loo haysto dilka iyo dhaawaca dad rayid ah. Qoraal kasoo baxay maxkamadda ayaa u qornaa sidan:- Xasan Muuse Warsame iyo Xasan…