1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre “Labo Bil Ayaa Laga Dhammeynayaa Dhismaha Wadada Isku Xirta Muqdisho Iyo Afgooye” Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali kheyre ayaa sheegay in Waddada u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye lagu soo gaba- gabeeyn doono muddo laba bil ah. Ra,iisul wasaare Kheyre ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka? Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan Magaalada Muqdisho . Kulanka Maanta ay Golaha Shacabku yeelanayaan ayuu Ajendahiisu yahay Akhrinta Saddaxaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Loo Xiray Siyaasi Muuse Cali Jaamac? Waxaa xalay xabsi ku yaalla magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ku hoyday Dr. Muuse Cali Jaamac oo ka mid ah siyaasiyiinta aadka looga yaqaano deegaannada Puntland. Ciidamada Booliiska ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowlad Goboleedka Jubbaland Oo Ka Hadashay Duqeyn Ka Dhacday Jilib, J/dhexe Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka warbixisay duqeyn ay diyaarado dagaal maalin kahor ka geysteen degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe. Cabdinuur Ibraahim Xuseen, Afhayeenka wasaaradda amniga Jubbaland oo warbaahinta ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Puntland Oo Qabtay Hub Iyo Dadkii Watay Ciidamada Booliiska ee Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, waxay kusoo qabteen hub sharci darro ah iyo sidoo kale dadkii watay. Howlgalkan ayaa dhacay habeenkii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gedo Dagaal u dhaxeeyey ciidamada xoogga dalka iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay deegaanno hoostaga degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Ciidanka xoogga dalka ayaa weerar ku qaaday deegaannadaasi oo ay ku sugnaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Cusub Oo Loo Doortay Guddiga Doorashooyinka Somaliland Kulank ay maanta magaalada Hargeysa ku yeesheen guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa waxay ku doorteen guddoomiye cusub. Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa loo doortay C/rashiid Riyo Raac, iyadoo xubnaha guddiga ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka OCHA: 574 Kun Qof Ayeey Waxyeello Kasoo Gaartay Fatahaadihii Soomaaliya Warbixin uu Shalayto oo Jimca ahayd soo saaray Xafiiska xiriirka howlaha Bini’aaddam-nimada QM ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay 574,000 Qof wax yeello kasoo gaartay fatahaadihii dhowaan ka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xibiga Wadajir Oo Ka Digey Faragelinta Ciidanka Itoobiya Ee Galmudug Iyo Jubbaland War-saxaafadeed kasoo baxay xisbiga Wadajir ayaa looga hadlay faragelinta ay Itoobiya ku hayso siyaasadda gudaha ee Soomaaliya, gaar ahaan Jubbaland iyo Galmudug. Xisbiga ayaa sheegay in wax laga xumaado ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Qof Soomaali Ah Oo Ku Geeriyootey Dab Ka Kacay Minneapolis Dab xooggan ayaa ka kacay dhismo ay deganaayeen dad u badan Soomaali, kaasi oo ku yaalla magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka. Wararku waxay sheegayaan in dabkan uu si gaar ah uga…