1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaal Ka Dhacay Gobolka Sanaag Wararka ka imaanaya deegaanka Waqdariya ee gobolka Sanaag ayaa waxay sheegayaan in xaaladda ay tahay mid deggan, kadib markii shalay halkaasi ku dagaallameen maleeshiyaad dhul isku haysto. Dagaalkii shalay dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Ka Tirsan Shabellaha Hoose Wabiga Shabelle ayaa lagu soo waramayaa in xilligan uu ku fatahay deegaanno hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Fatahaaddan ayaa saameysan beeraley ku dhaqan halkaasi, waxaana deegaannada Wabiga ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirarka Aysan La Socon DFS Oo Laga Mamnuucay Dhuusamareeb Laamaha ammaanka magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa mamnuucay in magaaladaasi lagu qabto shirarka siyaasadeed ee aanay ka warhayn dowladda federaalka Soomaaliya. Waxa ay sheegeen in marnaba aan la qabankarin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Booliiska Somaliland Oo Xabsiga Kasii Daayey Mas’uuliyiintii Xisbiga Wadani Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa xalay xabsiga kasii daayey Mas’uuliyiintii xisbiga Wadani kuwaasi oo maalmo kahor lagu xirey magaalada Hargeysa. Waxaa dib u helay xorriyadooda, Khadar Xuseen oo ah xoghayaha guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Rag u Dhashay Imaaraadka Oo Lagu Xiray Magaalada Hargeysa Ciidamada Booliiska ee Somaliland ayaa saakay xiray Sagaal nin oo la sheegay iney u dhasheen Imaaraadka Carabta. Raggan ayaa lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi, xilli ay doonayeen iney dib…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Saameynta Roobabkii Ka Da’ay Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa Labadii cisho ee lasoo dhaafay ka da’ay roob saameyn ku yeeshay dadka barakacayaasha iyo sidoo kale isku socodka dadweynaha. Gelinkii dambe ee shalay illaa xalay fiidkii waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Dalxiiska Iyo Ganacsiga Oo Ka Furmaya Talyaaniga Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) iyo Wafdigii uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada Milaano ee dalka Talyaaniga,si ay uga qeybgalaan shir ku saabsan Ganacsiga Dalxiiska,kaasi oo ay martigelinayso…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Kuma Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Qaranka? Xeer ilaaliyuhu waxa uu Dugsiga Hoose/Dhexe iyo Sare ku qaatay magaalada Burtinle ee Gobolka Nugaal, waxa uuna Dugsiga Sare ku dhameeyay isla Burtinle, 2003. Heerka koowaad Jaamacadda waxa uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah waxay kulan ku leeyihiin magaalada Muqdisho, kaasi oo arrimo dhowr ah looga hadli doono. Waxa ay xildhibaannada ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Ciidamo Badan Keentay Xadka Aan Rasmiga Ahayn Ee Ay La Leedahay Soomaaliya Dowladda Kenya ayaa lagu soo waramayaa in ciidan aad u badan ay soo dhoobtay xadka aan rasmiga ahayn ee ay la wadaagto Soomaaliya, gaar ahaan dhanka degmada Ceelwaaq ee gobolka…