1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Saameynta Roobkii Ka Da’ay Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa xalay illaa gelinkii dambe ee shalay ka da’ay roob saameyn ku yeeshay isku socodka magaalada iyo sidoo kale dadka barakacayaasha ah. Waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho qaarkood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Filish Oo Baaq u Diray Culimada Soomaaliyeed Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa ka qeyb galay munaasabad sagootin ah oo loo sameeyey xubnaha isxilqaameyaasha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya ee uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Ciidamada Booliiska Iyo Koox Hubeysan Oo Ku Dagaallamay Magaalada Muqdisho Ciidamo ka tirsan Booliiska DFS iyo koox hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay ku dagaallameen xaafadda Gubta, degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukuntay Shaqsi Isku Qarxin Lahaa Hoggaanka Ahlu-sunna Maxkamadda darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa waxa ay xukun ku riddey shaqsi la sheegay in 23-kii May, 2019 ciidamada amniga qabteen isaga oo isku qarxin rabay hoggaanka Ahlu-sunna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Geelle Oo Cambaareeyey Dilkii Elmaas Elman Dowladda Jabuuti ayaa si adag u cambaareeysay dilkii nasiib darrada ahaa ee 20 kii Bishan loo geestay marxuumad, Elmaas Elman Ali, taas oo lagu dhex toogtay xarunta Xalane ee Magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Is Xalisay Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid C/laahi Dani oo kulan wadajir ah la yeeshay goleyaasha kala duwan ee maamulkaasi ayaa ku dhowaaqay in lasoo afjaray khilaafkii ka dhexjiray Puntland, islamarkaana la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamuud Sayid “DFS Kala Qeybin Iyo Burburin Ayeey Ka Waddaa Gedo” Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee dowlad goboleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in dowladda dhexe ay burburin iyo kala qeybin xoog leh ka waddo gobolka Gedo. Wuxuu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Horumarinta Maaliyadda Soomaaliya Oo Laga Shirayo Shir looga hadlaayo horumarinta Maaliyadda Dalka ,isla markaana ay ka qeybgaleen Wasaaradda Maaliyadda Dowladda FS iyo kan dowlad goboleedyada ayaa manta ka furmay magaalada Kambaala ee dalka Yugaandha. Shirkaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dibadbax Ka Socda Magaalada Muqdisho Dibadbax ay dhigayaan darawallada kaxeeya gaadiidka dadweynaha (PL) ayaa ka soconaya qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Dibadbaxyada ayaa xoogooda ka socda degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, gaar ahaan Isgoysyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Macallinka Soomaaliyeed Oo Maanta Loo Dabaaldegayo Maanta oo ay ku beegan tahay 21-ka November, waxaa loo dabaal degayaa maalinta Macallinka Soomaaliyeed, iyadoo sanad walba sidaan oo kale loogu dabaal dego. Macallinka oo ah hagaha bulshada, islamarkaana…