1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Kheyre Iyo Amiirka Dalka Qatar Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dooxa kulan kula qaatay Amiirka Qatar, Tamim bin Hamad Al Than. Kulanka dhex maray Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Khayre iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo La Waregey Deegaanka Gacan-Maroodi Ee Sanaag Dagaalyahanno la sheegay in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab ayaa la wareegay deegaanka Gacan-Maroodi ee gobolka Sanaag. Xubnahan ayaa kasoo degay Buuraha Calmadow, waxaana la tilmaamay in halkaasi ay kala wareegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo u Digey Agaasimayaasha Wasaaradaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatey agaasimayaasha wasaaradaha iyo guddoonka gudiga shaqada iyo shaqaalaha ee Dowlad goboleedka Jubbaland. Kulankan oo ay ujeedadiisu ahayd hubinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Weerar Ka Dhacay Duleedka Degmada Guriceel Ee Galgaduud Warar dheerad ah ayaa laga helayaa weerar sababay dhimasho iyo dhawac kaas oo ka dhacay deegaanka Balihowd ee duleedka degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Rag hubeysan ayaa rasaas waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kuwait: Hala Ixtiraamo Madaxbanaanida Iyo Xornimada Siyaasadeed Ee Soomaaliya Dowladda aan walaalaha nahay ee Kuwait ayaa mar kale ku baaqday in la ixtiraamo madaxbanaanida iyo xornimada siyaasadeed ee Soomaaliya, kadib kulan ay qayb ka ahayd oo golaha Ammaanku ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG: Baarlamaanka Puntland Oo Meelmariyey Guddiga Doorashooyinka Ee Maamulkaasi Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in goor dhow ay xildhibaannada Puntland codka kalsoonida ah siiyeen guddiga doorashooyinka maamulkaasi (TPEC) Kulanka maanta waxaa shir…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka C/raxmaan C/shakuur Oo Ka Hadlay Sababta Xisbiga Wadajir Aanu Uga Mid Ahayn Madasha Xisbiyada Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir, C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa isaga oo ku sugan magaalada London waxa uu ka hadlay sababta uu xisbiga Wadajir uga mid noqon waaye madasha xisbiyada. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Guddiga Doorashooyinka Oo La Horgeynayo Baarlamaanka Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in guddiga doorashada Puntland la horgeeyo baarlamaanka maamulkaasi, oo shaqadii ugu horreysay qabanaya kadib doorashadii guddoomiye Cabdirashiid. Xildhibaannada ayaa codka u qaadi doona…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka? Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan looga hadlaayo xisaab xirka Miisaaniyadda sanadkii tegey ee 2018-kii. Golaha Shacabka ayaa maanta waxaa horyaalla Ajandayaal dhowr ah kuwaasi oo …
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Boosaaso: Waxgaradka Oo Digniin Diray Waxgaradka ku dhaqan magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa ka digay in mar kale dagaal uu ka dhaco magaaladaasi, iyaga oo baaq u diray madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi…