1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Xoogga Dalka Oo Bilaabaya Howlgallo Lagu Furayo Waddooyinka u Xiran Al-shabaab Taliska ciidanka xoogga dalka, qeybta 60-aad ayaa sheegay in maalmaha soo aaddan ay bilaabi doonaan howlgallo lagu furi doono waddooyinka u xiran Xarakada Al-shabaab. Jeneraal Maxamed Sheekh C/laahi, taliyaha cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub Oo Ka Qeybqaadanaya Sare u Qaadista Amniga Iyo Dhaqaalaha Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, iyo madaxweyne ku-xigeenka midawga Yurub, Federica Mogherini ayaa Kula kulmay magaalada Brussels ee xarunta midawga Yurub. Kulanka ayaa looga hadlay xariirka xooggan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Puntland Oo La Doortay Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa maanta waxaa ka dhacday doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Puntland, kadib markii bishan 7-deedii ay xildhibaannada Puntland eryeen guddoomiyahoodii C/xakiin Dhoobo Daareed. Doorashada maanta ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Mas’uuliyiin Lagu Diley Degmada Balcad Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in deegaanka Cadayga oo hoostaga degmadaasi xalay lagu diley guddoomiyahii deegaankaasi iyo sidoo kale ku xigeenkiisa. Koox hubeysan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Qatar Oo Heshiis Kala Saxiixday Maalmahan Caasimadda Dalka Qadar ee Dooxa waxaa shir ku lahaa Guddiga isku xirka iyo dib u howl-gelinta heshiiska adeegsiga shaqaalaha ee Labada Dal, waxaana xalay Guddigu uu saxiixay qorshe how-leedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka? Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre , ayaa Shalay kulamo gaar gaar ah kula qaatay Magaalada Paris ee Caasimadda Dalka France, Wasiirrada arrimaha dibedda Dalalka Russia, Sergey Lavrov…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeybgalaya Shir Maanta Ka Dhacaya Nairobi, Kenya Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta oo Talaado ah wuxuu magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaga qeybgalayaa shirka dadeynaha iyo horumarinta, waxaana soo qaban qaabisay QM.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Axmed Madoobe “Waxaan Rabnaa Inaan Yareenno Qatarta Al-shabaab” Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo magaalada Kismaayo kula kulmay Wafdi kasocday hay’adda IOM oo uu hogaaminayo Mr Matthew DeCristofano IOM oo gacanta ku haysa xarunta DDR ee dhaqan celinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Weerar Ka Dhacay Gobolka Mudug Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta, kaasi oo ka dhacay gobolka Mudug. Maleeshiyaad ayaa la sheegay in weerar ku qaadeen gaari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka ONLF Oo Dooratay Guddoomiye Cusub Jabhadda ONLF oo shirweyne uga socday magaalada Jigjiga ayaa xalay waxay halkaasi ku doorteen guddoomiye cusub, kadib doorasho dhacday. Dr. C/raxmaan Sheekh Mahdi ayaa loo doortay guddoomiyaha ONLF, wuxuuna helay…