2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhoobo Daareed “Waa Xaaraan Xil Ka Qaadisteyda” C/xakiin Maxamed Axmed Dhoobo Daareed oo maanta xildhibaannada Puntland ka qaadeen xilkii guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi ayaa ka hadlay sida uu u arko xil ka qaadistii lagu sameeyey. Guddoomiyaha oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo La Magacaabay Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee baarlamaanka Puntland, Abukaate C/casiis ayaa magacaabay guddiga doorashada ee guddoomiyaha baarlamaanka Puntland. Guddigan ayaa ka kooban 7 xubnood, waxaana ay diyaarin doonaan doorashada guddoomiyaha baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyahii Baarlamaanka Puntland Oo Xilka Laga Qaaday Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal, ayaa waxay sheegayaan in xildhibaannada baarlamaanka ee dowlad goboleedka Puntland xilka ka qaadeen guddoomiyahoodii, C/xakiin Dhoobo Daareed, kadib mooshin ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duulimaadyadii Garoonka Diyaaradaha B/weyne Oo Mar Kale Hakad Ku Yimid Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in maanta uu mar kale hakad ku yimid duulimaadyadii diyaaradaha ee magaaladaasi. Saraakiil ku sugan garoonka B/weyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Shil Ka Dhacay Wadada Isku Xirta Boosaaso Iyo Gaalkacyo Taliska qeybta Booliiska ee gobolka Bari ayaa ka warbixiyey shil gaari oo ka dhacay wadada isku xirta magaalooyinka Gaalkacyo iyo Boosaaso. Gaariga shilka galay ayaa ka ambabaxay magaalada Boosaaso, wuxuuna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynayaashii Hore Ee Dalka Oo Ku Wajahan B/weyne Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaaraan madaxweynayaashii hore ee dalka. Kulan degdeg ah oo xalay magaalada Muqdisho ku yeesheen madaxda madasha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay Baay Iyo Jubbada Dhexe Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn ay diyaarado dagaal ka geysteen deegaanno ka mid ah gobollada Baay iyo Jubbada Dhexe. Diyaarado dagaal ayaa Labo gantaal ku dhuftay saldhig la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaaf Maamul Oo Weli Ka Jira Buulo-burde Waxaa soo kordhaya xilligan khilaafka maamul ee ka taagan degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan, kadib markii dhowaan wasaaradda arrimaha gudaha Hirshabelle u magacawday degmadaasi guddoomiye cusub. Waxgaradka ku sugan degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Eritrea oo CIA Ku Eedeysay Afgambi Dhicisoobay Dowladda Eritrea ayaa sheegtay iney heyso caddeymo ku filan oo muujinaya in hey’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA ay qorsheysay dibad-baxyo la mid ah kuwii ka dhacay dunida carabta. Arrintan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Boliis Ah Oo Ka Socda Dalka Uganda Oo La Keenayo Soomaaliya Waxaa socda qorsheyaal lagu geynayo saraakiil boliis ah Soomaaliya si ay uga caawiyaan dhismaha awoodda boliiska Soomaaliyeed. Mr Grace Turyagumanawe, agaasimaha boliiska gaar ahaan kuwa taageera nabadda oo booqasho ku…