1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Hor Leh Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in Wabiga Shabelle uu ku fatahay deegaanno hor leh oo gobolkaasi ah. Degmada Mahadaay iyo deegaanno kale ayaa lasoo sheegayaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dibadbax Ka Socda Magaalada Muqdisho Dibadbax ay dhigayaan darawallada kaxeeya gaadiidka dadweynaha ayaa haatan waxa uu ka socdaa qeybo ka mid ah wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho. Waxa ay xirteen dibadbaxyaasha Igosyska Zoobe illaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Saakay Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo saakay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgoyska Km-4 iyo Tareebiyaano. Sida ay dad goob joogayaal ah inoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Maamulka Dakhliga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga Maamulka Dakhliga oo qeyb ka ah dhammeystirka hannaanka Maamul-wanaagga iyo hufnaanta Maaliyadeed ee dalka. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Dani “Mudadii Aan Joognay Isbedal Amni Ayaan Sameennay” Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa maanta waxa uu su’aallo uga jawaabay xildhibaannada baarlamaanka ee maamulkaasi. Su’aalaha la weydiinayey ayaa u badnaa amniga iyo sidoo kale dhanka dhaqaalaha,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DFS Oo Ciidan Dheeraad Ah Geysay Dhuusamareeb Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ciidamo dheeraad ah ay geysay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Sida ay inoo sheegeen saraakiil ku sugan Dhuusamareeb, ciidamadan ayaa ah kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sheekh Shaakir Oo Magacaabay Guddiga Farsamada Doorashooyinka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali, madaxa xukuumadda Galmudug ayaa soo saaray warqad uu ku magacaabayo guddiga farsamada doorashooyinka Galmudug. Guddigan ayaa ka kooban 11 xubin, iyadoo qoraalka lagu sheegay in lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Wasiir Sabriye Iyo Madaxda Ahlu-sunna? Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, waxaa xalay kulan xasaasi ah ku yeeshay wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye iyo sidoo kale madaxda Ahlu-sunna Waljameeca. Kulanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 450 Kun Qof Oo Ku Barakacay Fatahaadda Wabiga Shabelle Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in Todobaadyadii lasoo dhaafay ay dadkii ugu badnaa ka barakaceen deegaanno ka tirsan maamulkaasi, kadib fatahaad uu sameeyey Wabiga Shabelle. Cabdi Mahad Qoor-gaab, wasiirka wasaaradda gargaarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo u Ambabaxay Dalka Ruushka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Ruushka oo ay kaga qayb galayaan Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika. Shirweynaha oo socon doona…