1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diyaarado Duqeyn La Eegtay Xubno Al-shabaab Ah Diyaarado dagaal ayaa lagu soo waramayaa in xalay ay duqeyn ka fuliyeen deegaanno ka tirsan gobollada Jubbooyinka iyo sidoo kale Shabellaha Hoose. Waxa ay diyaaradahan beegsadeen saldhigyo Al-shabaab ku lahaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Askar Ka Tirsan DFS Oo Lagu La’ Yahay Badda, Kadib Markii Ay La Degtay Doon Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa doon ay la socdeen askar ka tirsan ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo ay kula degtay bariga xeebta magaalada Marka. Sida ay sheegeen saraakiil…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maalmihii Jaalle Siyaad Ee October 21, 1969-January 26, 1991 Kacaankii Soomaaliya waxaa uu dhacay October 21, 1969-kii, waxaa hor-kacayey Jaalle Mohamed Siyaad Barre iyo Golaha sare ee Kacaanka, Kacdoonkan oo aanu dhiig ku daadan ayaa yimid kadib markii la toogtay Madaxweynihii dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nabadoon Lagu Diley Kismaayo Iyo Jubbaland Oo Ka Hadashay Rag hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ku dileen Nabadoon Xaaji Saciid Ciise Cabdi oo ka mid ahaa waxgaradka aad looga yaqaan magaaladaasi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabelle Oo Xil Ka Qaadis Sameeyey Maxamed Cali Caadle, wasiirka arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa xilkii xubinnimo ka qaaday Aadan Cali oo ka mid ahaa guddiga xuduudaha Hirshabelle oo dhowaan isaga magacaabay. Lama oga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka IMF oo taageertay Dedaallada Soomaaliya Ee Ka Guul Gaaridda Qorshaha Deyn Cafinta Agaasimaha maamulka IMF, Kristalina Georgieva oo kulan la yeelatay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa shaacisay in si buuxda ay u taageersan tahay dadaallada loogu jiro in Soomaaliya laga cafiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Jalalaqsi: Waxaan Dilnay 20 Al-shabaab Ah Maamulka demada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay dileen xubno ka mid ah Al-shabaab, kadib weerar ay ciidanka DFS ku qaadeen gaari ay la socdeen xubnahan la dilay.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Sabti ah waxa ay kulankoodii caadiga ah ku yeelanayaan xaruntooda cusub ee Villa Hargeysa. Ajendaha kulanka maanta ay xildhibaannada yeelanayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xoogga Dalka: Waxaan Soo Celinnay Xoolo Ay Al-shabaab Ka Dhaceen Shacab Ku Nool Gedo” Taliska ciidanka xoogga dalka ee gobolka Gedo ayaa faah faahin ka bixiyey howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ku dhow degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Taliyaha Ururka 49-aad qeybta 43-aad ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Warfaafinta Jabuuti Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Soo Gaaray Muqdisho (Sawirro) Magaalada Muqdisho waxaa saakay soo gaaray wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda warfaafinta ee dowladda Jabuuti, Ridwaan C/laahi Bahdoon, waxaana lagu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde. Wasiirka…