1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Culus Oo Dhexmaray Ciidanka DFS Iyo Al-shabaab Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo sidoo kale Al-shabaab ayaa ka dhacay deegaan u dhaxeeya magaalada Jowhar iyo sidoo kale deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabellaha Dhexe.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Maanta La Caleema-saarayo Iyo Mas’uuliyiin DFS Ah Oo Ka Qeybgalaya Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxaa ka soconaya qabanqaabada munaasabadda caleema-saarka madaxweyne Axmed Maxamed Islaam Madoobe, oo maanta lagu wado iney ka dhacdo magaaladaasi. Ammaanka guud ee magaalada Kismaayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Dani Oo Lagu Soo Dhoweeyay Magaalada Kismaayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Boosaaso: Ciidamada Ammaanka Oo Gacanta Ku Dhigay Qamri Badan Iyo Dadkii Waday Taliska ciidanka Booliiska gobolka Bari ayaa howlgal qorsheysan waxa ay ka fuliyeen magaalada Boosaaso, waxaana howlgalkaasi lagu soo qabtay qamri badan oo lagu waday gaari iyo sidoo kale dadkii waday.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxuu Madaxweyne Xaaf Ka Yiri Guddiga Farsamada Maamul u Dhisidda Galmudug? Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu kaga hadlay guddiga wasaaradda arrimaha gudaha DFS u magacawday Galmudug. Xaaf ayaa sheegay in ay kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Magacawday Guddiga Farsamada Ee Maamul Dhisidda Galmudug Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magacawday guddiga farsamada maamul dhisidda dowlad goboleedka Galmudug. Guddigan la magacaabay ayaa ka kooban 13 xubnood, waxaana ay iska soo dooran doonaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ka Qeybgashay Shir Ku Saabsan Macdanta Oo Ka Dhacay Geneva Shir ay isugu imaadeen in ka badan 80 Wadan oo ay Soomaliya qayb ka tahay ayaa ka furmay Wadan ka Swezerland gaar ahaan Magaalada Geneva. Goobta uu Shirka ka furmay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Laga Soo Sheegayo Degmada Buulo-burde Ee Hiiraan Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa guddoomiyahii degmadaasi ee dhowaan xilka laga qaaday iyo ku xigeenkiisii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Cumar Filish Oo Sheegay In Maamulkiisa La Dagaallami Doono Kuwa…. Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa sheegay in ay ka go’an tahay maamulkiisa inuu wax ka qabto amniga, nadaafadda, canshuuraha iyo dib u dhiska. Wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Somaliland Oo Xabsiga Dhigay Agaasimahii Talafeshinka Universal Ee Somaliland Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in ay xabsiga dhigeen agaasimahii Talefeshinka Universal ee Somaliland, Maxamed Caabi Digaale. Sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah suxufiyiinta ku sugan Hargeysa,…