1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Ka Socda Degmada Xudur Ee Gobolka Bakool? Wararka naga soo gaaraya degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa waxay sheegayaan in ciidanka DFS oo garabsanaya kuwa K/galbeed ay howlgal ka wadaan duleedka degmadaasi. Ciidamo aad u badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kulan Amniga Looga Hadlayey Oo Ka Dhacay Dhuusamareeb, Galgaduud Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud waxaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay kulan looga hadlayey amniga Galmudug, gaar ahaan magaaladaasi. Kulankan waxaa ka qeybgalay wasiirka amniga Galmudug iyo saraakiisha ciidamada, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 18 Markab Oo Si Sharci Darro Ah Uga Kalluumeysta Xeebaha Soomaaliya Dowlad goboleedka Puntland ayaa shaacisay tirada maraakiib ay sheegeen in ay si sharci darri ah uga kalluumeystaan xeebaha maamulkaasi iyo sidoo kale dalalka laga leeyahay. Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Axmed Madoobe: Madaxda Dowladda In Waqtigooda Dhammeystaan Baan Rabnaa Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in ka maamul ahaan diyaar u yihiin wadahadallo ay la galaan dowladda federaalka Soomaaliya. Madoobe oo Munaasabad xalay ka dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka DFS Iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Bakool Dagaal u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay deegaanno hoostaga degmada Xudur ee gobolka Bakool. Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa la sheegay in weerar ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waddooyinka Muqdisho Oo Xiran Maanta oo Isniin ah waxaa xiran inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo aanu jirin gaari dadweyne oo waddooyinka xiran maraya. Ciidamada ammaanka ayaa taagan waddooyinka, islamarkaana celinaya gaadiidka dadweynaha, una…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 14 October, maalin aysan iloobin shacabka Soomaaliyeed Maanta waxa ay ku beegan tahay 14 October 2019, waxaana Labo sano kahor maanta oo kale qarax xooggan uu ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Waxa ay ahayd xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askar Kenyan Ah Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Gobolka Waqooyi Bari Qarax Miino ayaa duleedka magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya waxaa lagula eegtay kolonyo ay la socdeen ciidamada dowladda Kenya. Inta la xaqiijiyey waxaa qaraxan ku dhintay 10 ka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Muuse Suudi “Heshiis Hadda Kadib Oo Ku Dhiman Farmaajo Ma Jiro” Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa sheegay in aanay jirin wadahadal dambe oo u dhiman madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo, kuwaasi oo ku saabsan xaaladda guud ee dalka.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre: Aan Ilaalinno Qarannimadeenna, Xuduudaha Badda, Hawada iyo Dhulkaba Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay munaasabadda lagu maamuusayey maalinta calanka Soomaaliyeed oo ka dhacday magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in cid walbo oo Soomaali ah…