2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jarmalka Oo Ku Dhawaaqay Taageero Dhaqaale Oo Uu Siinayo Soomaaliya Dowladda Germany ayaa sheegtay inay Soomaaliya siineyso $73 million oo taageere dhaqaale ah iyadoo ballanqaadday inay xoojineyso xiriirka u dhaxeeya labada dal. Ambassador Annett Gunther ayaa ballanqaadkan jeedisay xilli uu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kalfadhiga Shanaad Ee Baarlamaanka K/galbeed Oo Maanta Furmaya Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee gobolka Baay uu ka furmo Kalfadhiga 5-aad ee baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed. Waxaa socota qaban qaabada munaasabadda lagu furayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamuud Sayid Aadan “DFS Haddii Aysan Soo Deyn Wasiir Janan Cawaaqib Xun Baa Ka Dhalanaya” Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee dowlad goboleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan ayaa ugu baaqay dowladda federaalka Soomaaliya in si shuruud la’aan ah kusii deyso wasiirka wasaaradda amniga maamulkaasi, C/rashiid Janan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Jubbaland Oo Sheegtay Iney Dishay 20 Ka Mid Ah Al-shabaab Oo Ay Ku Jiraan Saraakiil Sida goor dhow lagu baahiyey warbaahinta ku hadasha afka dowlad goboleedka Jubbaland, ciidamada daraawiishta ee maamulkaasi ayaa howlgallo waxay ka sameeyeen tuulooyin hoostaga deegaanka Caballa Biroole oo qiyaastii 55-km dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Da’ay Muqdisho Oo Sameeyey Barakacayaasha Iyo Isku Socodkii Magaalada Magaalada Muqdisho waxaa saakay ka da’ay roob saacado socday, kaasi oo saameyn weyn ku yeeshay isku socodkii dadweynaha iyo sidoo kale dadka barakacayaasha ah. Biyahii kasoo hooray roobkay ayaa waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Dani Oo Magacaabay Taliyeyeel Ciidan Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu ku magacaabay Taliyeyaal Ciidan. Wareegtada ayaa sidan u qorneyd: Madaxweynaha Puntland Markuu arkay:- Dastuurka Maamulka Puntland Markuu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Oo Soo Gaaray Muqdisho Guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti Maxamed Cali Xumud iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa saakay soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana si weyn loogu soo dhoweeyey garoonka diyaaraha Aadan Cadde. Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo u Jawaabtay DFS Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka hadlay habraacii doorashooyinka baarlamaanka Jubbaland ee ay soo saartay wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya. Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed, wasiirka wasaaradda warfaafinta Jubbaland ayaa isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Janan Oo La Horgeeyey Maxkamadda Gobolka Banaadir Maanta oo Axad ah ayaa maxkamadda Gobolka Banaadir la horkeenay wasiirka amniga dowlad goboleedka Jubbaland, C/rashiid Xasan Cabdi Nuur (Janan), kaas oo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ay DFS kasoo xirtay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Booliiska Soomaaliya Iyo Hiil-walaal Oo Ku Dagaallamay Jalalaqsi, Hiiraan Wararka naga soo gaaraya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in goor dhow halkaasi ku dagaallameen ciidamada Booliiska Soomaaliya ee ku sugan degmadaasi iyo sidoo kale ciidamada Jabuuti…