3 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Hanaanka Deyn Cafinta Soomaaliya Ma Suurtageli Doonto Inta Ay Villa Soomaaliya… Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan khilaafka DFS iyo sidoo kale maamulkiisa. Axmed Madoobe oo khudbad dheer ka jeediyey munaasabad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-shabaab Iyo Kooxda Macaawisleyda Oo Ku Dagaallamay Hiiraan Dagaal u dhaxeeyey kooxda Macaawisleyda iyo Al-shabaab ayaa saakay waaberigii waxa uu ka dhacay deegaanka Ceel-cali ee gobolka Hiiraan, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan. Weerarka dagaalkan ayaa waxaa lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Golaha Wasiirada Oo Kulan Ka Yeelanaya Khilaafka Maamulkooda Iyo Villa Somalia Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa isaga oo ku sugan Boosaaso wuxuu kulan degdeg ah isugu yeeray golahiisa wasiirada. Sida wararku ay sheegayaan, kulankaan ayaa ah mid ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Gacan Ka Geysan Doona Horumarinta Waxbarashada Soomaaliya Wasiirka waxbarashada xukuumadda federalka Soomaaliya ;Cabdullaahi Goodax Barre ayaa xaruunta UNESCO ee Magaalada Paris (France) kulan kula qaatay Dr; Abdalla A. Al Rabeeh oo ah lataliyaha Boqorka Sacuudi Carabiya, isla…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Oo Xukun Dil Ah Ridday Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku riday askari horey askari kale ugu dilay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay maxkamadda ayaa sidan u qornaa: Cumar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dani Oo Xog Dheeraad Ah Ka Bixiyey Sababta Puntland Uga Qeybgali Weysay Shirka Ka Socd Muqdisho Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey sababta maamulkiisa aanu uga qeybgalin shirka iskaashiga caalamiga ah ee ka socda magaalada Muqdisho. Ugu horreyn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Xarumo Ganacsi Oo Ku Yaalla Degmada Waaberi Magaalada Muqdisho Dab xooggan ayaa wuxuu ka kacay xarumo ganacsi oo ku yaalla degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska Dabka. Dabkan ayaa gabi ahaamba basbeeliyey xarumahan oo isugu Dukaamo, maqaayad,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AFRICOM: Waxaan Duqeyn Ku Dilnay 10 Xubnood Oo Ka Tirsan Al-shabaab Taliska ciidamada Maraykanka ee qaaradda Aafrica (AFRICOM) ayaa qoraal uu soo saaray kaga hadlay weerarkii shalay Al-shabaab ku qaadeen saldhigga ciidamada Maraykanka iyo kuwa xoogga dalka ku leeyihiin deegaanka Balli-doogle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Iyo Jubbaland Oo Aan Ka Qeybgaleen Shirka Caalamiga Ah Ee Ka Furmaya Magaalada Muqdisho Dowlad goboleedyada Jubbaland iyo puntland ayaa lagu soo waramayaa in aanay ka qeybgali doonin shirka caalamiga ah ee maanta oo Talaado ah ka furmaya magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Maanta Xiran Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxa ay xireen qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, waxaana la ogoleyn isku socodka gaadiidka dadweynaha. Waxaa xiran dhammaan waddooyinka soo gala wadada…