1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dad Shacab Ah Oo Lagu Dilay Gobolka Hiiraan Maleeshiyaad hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in dad shacab ah ay ku dileen deegaanka Qabno oo hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Waxgarad ku sugan deegaankaasi ayaa sheegay in maleeshiyaadkan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo, J/hoose Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaal xooggan oo ciidanka Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Cabadalle Biroole ee gobolka Jubbada Hoose. Sida ay sheegeen dad ku dhow…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka DAAWO: Shacabka Oo Rafaad u Mara Helista Warqadda Dambi La’aanta Ee CID Shacab badan oo doonaya iney helaan waraqadda dambi la’aanta ee CID ayaa rafaad u mara sidii ay warqaddan ku heli lahaayeen xilli dhowaan la sheegay in dib u habeyn ballaaran…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Saakay Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax la sheegay inuu ahaa Miino la dhigay wadada dhinaceeda ayaa saakay ka dhacay dalcadda Taleex, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasare kala duwan. Sida ay Goob…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Kala Hadashay, Arrinta Duulimaadka Kismaayo 23-kii bishan ayeey ahayd markii shirkadaha duulimaadyada lagu wargeliyey in muddo Saddex cisho ah aanay wax duulimaad ah ka sameyn karin magaalada Kismaayo, kadib warqad ay ka heleen hay’adda duulista…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah faahin: Ciidanka Puntland Oo Howlgallo Ka Sameeyey Gobolka Bari Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Puntland, loona yaqaan PSF ayaa howlgallo waxay ka sameeyeen saacadihii lasoo dhaafay deegaanno ku yaalla buuraha Cal-madow ee gobolka Bari. Howlgalkan ayaa intii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dani Oo Magacaabay Taliyaha Nabad-sugidda Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay agaasimaha guud ee hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka maamulkaasi. Wareegtada ayaa u qorneyd sidan: Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Joojisay Duulimaadyadii Kismaayo Maamulka hay’adda duulista hawada Soomaaliya ayaa soo saaray ammar lagu hakinayo duulimaadyadii Kismaayo, muddo Saddex cisho ah. Qaar ka mid ah shirkadaha duulimaadyada oo la hadlay Goobjoog News, waxay sheegeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka C/raxmaan Cabdi Shakuur “Wadada Aad Ku Socotaan Waa Mid Horay Ka Xiran” Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ku tumaneyso dastuurka KMG ee dalka u yaalla. Waxa uu sheegay in wax laga xumaado ay tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: DFS Waxay Ciqaab Ku Haysaa Shacabka Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa si kulul uga hadashay falkii shalay garoonka Aadan Cadde loogu xanibay Shariif Sheekh Axmed, madaxweynihii hore ee dalka, isaga oo ku wajahnaa magaalada Kismaayo. Waxa ay…