1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Himilo Qaran Oo Ka Hadlay Xayiraaddii Sheekh Shariif Ee Garoonka Aadan Cadde Xisbiga Himilo qaran ee uu hoggaamiyo Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynihii hore ee dalka ayaa war kasoo saaray xayiraaddii shalay lagu sameeyey hoggaamiyahooda xilli uu shalay ku wajahnaa magaalada Kismaayo. War-saxaafadeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhoweeyey New York? Wafdi uu hoggaaminayo madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa gaaray magaalada New york ee dalka Maraykanka,halkasi oo lagu soo dhaweeyay. Madaxweynaha ayaa magaalada New york kaga qaybgalaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Xayiraaddii Sheekh Shariif Ee Garoonka Aadan Cadde Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa xayiraaddii DFS ay maanta kusoo rogtay Sheekh Shariif Sheekh Axmed, madaxweynihii hore ee dalka xilli isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo ku wajahnaayeen magaalada Kismaayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shariif Oo Lagu Xayiray Garoonka Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wefdi uu hoggaaminayey ayaa saacado ku xayirnaa groonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Ilo ku dhow wefdiga Sheekh Shariif ayaa inoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Ku Wajahan Dalka Maraykanka Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Axad ah ku wajahan dalka Maraykanka. Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu ka qeybgalo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Maamul Goboleedyada u Fasaxday Lacagtii Deeqa Caalamka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u fasaxday Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir lacag gaareysa Lix Milyan oo dollar oo ahaa deeq lacageed oo ka timid Midowga Yurub. Sida lagu shaaciyay qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada AMISOM Oo Baneeyey Qaar Ka Mid Ah Fariisimahoodii Jalalaqsi, Hiiraan Wararka naga soo gaaraya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in ciidanka AMISOM ee Jabuuti ay saakay baneeyeen qaar ka mid ah fariisimahii ay ku lahaayeen degmadaasi. Sidey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed Oo Ka Furmay Magaalada Baydhabo (Sawirro) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay, waxaa maanta oo Sabti ah ka furmay shirweynaha qaran ee Xeer ilaaliyeyaasha qaranka. Shirkan oo socon doona illaa 23-ka bishan ayaa waxaa ka qeybgalaya, guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska AFRICOM Oo Faah Faahiyey Duqeyn Ay Ka Fuliyeen Jubbada Hoose Taliska ciidanka Maraykanka ee qaaradda Africa (AFRICOM) ayaa faah faahin ka bixiyey duqeyn dhanka cirka ah oo ay ka fuliyeen deegaan duleedka ka ah magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xogga Dalka: Waxaa Dilnay 15 Al-shabaab Ah Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa faah faahin ka bixiyey howlgal ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Taliyaha ciidanka xoogga dalka, Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa sheegay…