1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Kaam Ku Yaalla Magaalada Garoowe Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa dab khasaare kala duwan geystay oo ka kacay kaam ay deganaayeen dad barakacayaal ah, kaasi oo ku yaalla magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal.…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xukun Lagu Ridey Askari Horey u Dilay Saddex Qof Oo Walaalo Ah Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah waxay ku riddey askari la sheegay in uu horey u dilay Saddex qof oo walaalo ah. Qoraal kasoo baxay maxkamadda ayaa sidan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Socda Magaalada Dhuusamareeb? Wararka maanta oo Khamiis ah ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka soconayo diyaar garow ku aaddan furitaanka shirka dib u heshiisiinta Galmudug.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Duleedka Degmada Afgooye, Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyey ciidanka xoogga dalka iyo Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay deegaanka Cumar Dheere oo ku yaalla duleedka degmada Afgooye, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan. Kolonyo ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Si Kulul Uga Hadashay Dhibaatooyinka Lagu Hayo Soomaalida Ku Nool Koonfur Afrika Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si kulul waxa ay uga hadashay dhibaatooyinka lagu hayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Afrika, iyadoo baaqna u jeedisay Soomaalida ku nool wadankaasi. War-saxaafadeed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelo Lagu Heshiisiiyay Dhuusamareeb Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa Magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay Odayaal iyo wax-garad ka socda degaannada Huurshe iyo Xeraale oo muda Saddax Sano ah ay u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhac Ku Yimid Shirka Dib u Heshiisiinta Galmudug Waxaa dib u dhac uu ku yimid furitaanka shirka dib u heshiisiinta Galmudug, kaasi oo lagu waday inuu ka furmo maanta magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Ilo lagu kalsoon yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Degmada Buulo-burde, Hiiraan Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa xalay ka dhacay degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan, waxaana dagaalkaasi ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Ridday 26 july sanadkan ayuu dable Boliis Baashi Mustaf Cumar Dhaqane ku dilay Allaha Unaxariiiste Marxuum Sheekh Nuur Maxamed Maxamuud, degmada Xamarjajab ee gobalka Banaadir. Sheekh Nuur Maxamed Maxamuud oo ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax xooggan ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan meel ku dhow isgoyska Ex-control Afgooye. Sida ay inoo xaqiijiyeen dad ka dhawaa halkaasi, waxaa qarxay gaari…