1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: DFS Wakiil Noogama Ahan Taakuleynta Aan Ka Helno Caalamka War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda qorsheynta iyo horumarinta Somaliland ayaa looga horyimid heshiiskii dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub, kaasi oo ku saabsanaa mashruuc loogu magac daray Injineer Yariisow, laguna dhisayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah faahin: Dil Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil xalay fiidkii ka dhacay xaafadda Arjantiin, degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho. Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa la sheegay in ay dileen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Ciidamo AMISOM Ah Oo Gaaray Dhuusamareeb Ciidamo Jabuutiyaan ah, kana mid ah howlgalka AMISOM ayaa saakay waxa ay gaareen magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya, mas’uuliyiin Galmudug Ah, siyaasiyiin iyo dadweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Qabashada Dacwadaha Dhulalka Oo La Hakiyey Wasaaradda cadaaladda ee dowlad goboleedka K/galbeed ayaa sheegtay in ay hakiyeen qabashada dacwadaha la xiriira dhulalka oo maalmahan dambe aad ugu soo batey. Cabdi C/wahaab C/laahi, wasiir ku xigeenka wasaaraddan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DFS Oo Hub Iyo Ciidan Geysay Dhuusamareeb Warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay gaartay diyaarado sidey ciidan badan oo ka tirsan DFS, kuwaasi oo laga qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xiisad u Dhaxeysa Somaliland Iyo Puntland Oo Laga Soo Sheegayo Sanaag Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ayaa waxay sheegayaan in deegaannno ka tirsan gobolkaasi ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa maamullada Puntland iyo Somaliland. Magaalada Badhan iyo deegaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xisbiyo Siyaasadeed Oo Ka Digey Ciidanka DFS Ku Daabuleyso Dhuusamareeb Xisbiyada kala ah Wadajir, Ilays, Horusocod Qaran iyo Xisbiga Nabadda ayaa qoraal ay soo saareen waxay kaga digeen ciidanka ay dowladda federaalka Soomaaliya ku daabuleyso magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga B/weyne Oo Lagu Xiray Waxgarad Dhowaan La Kulmay Al-shabaab Ciidamada Booliiska ee magaalada B/weyne ayaa lagu soo waramayaa in ay xabsiga dhigeen qaar ka mid ah waxgaradkii soo xulay xildhibaannada golaha shacabka, balse la kulmay dhowaan Al-shabaab. In ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kulan Looga Hadlayey Amniga K/galbeed Oo Ka Dhacay Baydhabo Madaxweynaha dowlad goboleedka K/galbeed, C/casiis Laftagareen ayaa kulan ammaanka looga hadlayey wuxuu la qaatay saraakiisha ciidanka Booliiska. Kulankan ayaa waxaa diiradda lagu saaray arrimaha ammaanka, sidii looga hortagi lahaa weerarada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyeyaasha Labada Aqal Ee BFS Iyo Madaxweynaha Jabuuti Oo Kulmay Guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka iyo guddoomiyaha Golaha Aqalka sarre ee jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa qasriga madaxtoyada djibouti kulan kula qaatay madaxweynaha Jamhuuriyadda Walalaha aanahay ee Djibouti Ismaaciil Cumar Gelle. Mas’uuliyiintan…