1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Axmed Madoobe Oo La Kulmay Xildhibaannada Baarlamaanka Labaad Ee Jubbaland Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, kana mid ah musharraxiinta u taagan qabashada xilkan ayaa wuxuu xalay la kulmay xildhibaannada Labada aqal ee baarlamaanka Labaad Jubbaland. Axmed Madoobe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/raxmaan C/shakuur “Galmudug Loo Dhisayo Doorashada 2020-ka Ma Rabno” Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir, C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in ay u baahan yihiin dhismaha Galmudug oo deegaanka ah bedalkii Galmudug loo dhisi lahaa doorashada 2020-ka. Wuxuu tilmaamay C/raxmaan, in markii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Shabellaha Dhexe Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa saakay ka dhacay duleedka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Al-shabaab ayaa la sheegay in weerar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Bariire Ee Shabellaha Hoose Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay wuxuu ka dhacay deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalyahanno ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Ka Horyimid Guddi Uu Magacaabay Dani Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu kaga soo horjeestay guddiga doorashooyinka ku meel gaarka ah ee uu magacaabay madaxweynaha maamulkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland Oo Maanta Dhacaysa Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose lagu qabto doorashada guddoonka baarlamaanka ee dowlad goboleedka Jubbaland. Sida ku xusan jadwalka doorasho ee guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Muqdisho Qarax Miino ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaarahaan nawaaxiga Haanta dheer ee degmada Dayniile, waxaana la sheegay in khasaare uu jiro. Sida ay inoo sheegeen dad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Gobolka Baay Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa saakay ka dhacay deegaanka Daynuunay ee gobolka Baay. Sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan ciidanka DFS, Al-shabaab…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Ka Socda Magaalada Kismaayo Ee Gobolka Jubbada Hoose? Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxaa looga diyaar garoobayaa doorashada guddoonka baarlamaanka maamulkaasi iyo sidoo kale tan madaxweynaha. Maanta ayaa la filayaa in musharraxiinta u taagan guddoomiyaha baarlamaanka Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boob Loo Geystay Xarumo Ganacsi Oo Ay Soomaali Ku Lahaayeen Koonfur Afrika Burcad Madow Koonfur Afrikaan ah ayaa lagu soo waramayaa in ay boob xooggan kula dhaqaaqeen dukaamo ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed. Boobkan ayaa ka dhacay deegaanka Soweto ee magaalada Johannesburg , waxaana…