1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Hiiraan Dagaal u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya oo garabsanaya AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa xalay waxa uu ka dhacay degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan. Xubno ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo saakay ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, kaasi oo khasaare geystay. Miino nooca dhulka lagu aaso ayaa lala eegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xubno Ka Mid Ah Al-shabaab Oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Sh/hoose Ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan kuwooda sida gaarka ah u tababaran oo ay wehliyaan ciidamo Maraykan ah ayaa howlgal qorsheysan waxa ay ka fuliyeen deegaanka Sablaale ee gobolka Shabellaha Hoose.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Gobolka Galgaduud Dagaal u dhaxeeyey maleeshiyaad u abaabulan qaab qabiil ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay deegaanka Labadulle oo qiyaas ahaan 25-km dhanka Koonfur Bari kaga beegan magaalada Dhuusamareeb ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DFS Oo Ciidan Geysay Dhuusamareeb Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan, in saakay halkaasi ay ka degtay diyaarad siddey ciidan ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya. Sidey sheegeen saraakiil ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ahlu-sunna Oo u Digtay DFS (Dhageyso) Saraakiil ka tirsan ciidankii Ahlu-sunna ee horey loogu biiriyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in looga baahan yahay dowladda dhexe fulinta heshiisyadii ay la gashay Ahlu-sunna. Qaarkood oo warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka OIC Oo Jabuuti Ka Taageeraya Ololaheeda Kursiga QM Ururka Iskaashiga islaamka ayaa sheegay in dowladda Jabuuti uu taageero weyn ka siin doono ololaheeda ay ku dooneyso iney ku hanato kursiga aan joogtada ahayn ee golaha ammaanka QM. War…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxweynaha Jubbaland Waxaa soo dhammaatay doorashada madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland oo ka dhacday magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Waxaa doorashadan ka qeybgalay Saddex musharrax, iyadoo xildhibaannada Jubbaland ee codeynaya tiradoodu ahayd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland Oo Maanta La Dooranayo Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, waxaa maanta lagu wadaa in lagu doorto madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland. Waxaa xilkan ku tartami doona Afar musharrax oo uu ku jiro madaxweynaha xil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Qoryooley Ee Shabellaha Hoose Dagaal u dhaxeeyey ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay duleedka degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose. Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ciidanka xoogga dalka…