1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Waxgarad Baaq u Diray Dhinacyada Isku Haya Gobolka Sanaag Qaar ka mid ah waxgaradka Somaliland ayaa baaq nabadeed u diray beello walaalo ah oo isku haya deegaanno ka mid ah gobolka Sanaag. Waxa ay waxgaradkan sheegeen in looga baahan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Gobolka Sanaag Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal, taasi oo u dhaxeysa beello walaalo ah oo wada deggan degmada Ceel-afweyn. C/risaaq Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno Ka Tirsanaa Al-shabaab Oo Isku Dhiibay Jubbaland Maamulka Jubbaland ayaa maanta degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose wuxuu kusoo bandhigay Laba nin oo la sheegay iney ka mid ahaayeen Xarakada Al-shabaab. Laamaha ammaanka ayaa raggan magacyadooda ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Malaayiin Xujey Ah Oo Maanta Taagan Banka Carafo Malaayiin xujey ah ayaa maanta waxa ay taagan yihiin Banka Carafo, waxaana ay gudanayaan mid ka mid ah rukniyada ugu muhiimsan ee xajka. Xujeyda ayaa saakay laga soo qaaday deegaannadii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha K/galbeed Oo Amray In Ciidanka Xoogga Dalka Ka Baxaan Baydhabo Madaxweynaha dowlad goboleedka K/galbeed, C/casiis Lafta Gareen ayaa amray in dhammaan ciidanka xoogga dalka ay isaga baxaan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wuxuu sheegay in looga baahan yahay iney…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Haweeney Is Qarxin Rabtay Oo Lagu Toogtay Baardheere Wararka naga soo gaaraya magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, ayaa waxay sheegayaan in ciidanka Booliiska ay toogteen haweeney la sheegay in ay isku qarxin rabtay saldhigga degmadaasi. Haweeneydan oo gaari…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Kulmaya Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee K/Afrika Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa waxaa uu gaaray magaalada Cape town ee dalka Koonfur Africa halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Dalkaas iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Xarumo Ganacsi Oo Ku Yaalla Magaalada Kismaayo Dab sababay khasaare hantiyeed ayaa ka kacay xarumo ganacsi oo ku yaalla magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Sidey inoo sheegeen goob-joogayaal, xarumaha dabkan uu ka kacay ayaa ku yaalla…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Afrika Oo Shir Uga Furmaya K/afrika Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo dalka Koonfur Afrika ku sugan ayaa halkaas uga qeyb-galaya Shirka Afhayeenada Baarlamaanka Afrika oo uu martigelinayo Dalkaasi Koonfur…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug: Odoyaashii Aaday Al-shabaab Iyaguna Waa La Mid” Taliska Booliiska qeybta gobolka Mudug ee Galmudug ayaa sheegay in tallaab adag ay ka qaadi doonaan waxgaradkii dhowaan u tagay Al-shabaab, si loo diiwaangeliyo. G/sare Maxamed Nuur Cali Gadaar oo…