1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Xasan Yare “DFS Shaqo Kuma Lahan Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada” Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil (Xasan Yare) oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa uga digey dowladda dhexe, farogelin ay ku sameyso doorashada Jubbaland ee la filayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Aqbashay Ballaarinta Howsha Ergada Ururka Iskaashiga Islaamka ee Muqdisho Soomaaliya ayaa shalay oo Talaado ah kula saxiixatay Muqdisho heshiis Ururka Iskaashiga Islaamka si loo unko xarunta Ergo Goboleedka Ururkaasi ku yeelanayo dalka, kaasi oo ka dhigaya xafiiskii hore ee…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hay’adaha Ammaanka Oo Amarro Dul Dhigay Shacabka Degmada Dhuusamareeb Kulan looga hadlayey ammaanka ayaa wuxuu ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, waxaana kulankaasi yeeshay saraakiisha ammaanka ee talisyada Booliiska iyo Nabad sugidda heer federaal qeybaha ka howlgala magaaladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ka Qeybgashay Shirka Is Dhaxgalka Ganacsiga Ee Ka Dhacay Malaysia Dowladda Soomaaliya iyo xubno matalayay ganacsatada Dalka ayaa Sanadkii Labaad ka qeyb galay shir looga hadlayay xoojinta is-dhexgalka xirriirka ganacsiga iyo maalgashiga Waddamada Carabta iyo Aasiya. Kulanka ayaa sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal Iyo Madaxweyne Dani Oo Ku Kulmay Garoowe Guddoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, ayaa Magaalada Garoowe kula kulmay Madaxweynaha maamul Goboleedda Puntland, Siciid C/llaahi Deni. Labada mas’uul ayaa waxay iska xog wareysteen xaaladda guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xukun Lagu Riday Askari Ku Eedeysnaa Fududeynta Dilkii Anthony Farmosa Maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo dambiyada culus ee Puntland ayaa maanta waxa ay xukun dil ah ku riddey askari ka tirsanaa ciidanka maamulkaasi, kaasi oo lagu eedeeyey in uu fududeeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waxgaradka Gaalkacyo Oo Aqbalay Ka Qeybgalka Shirka Dib u Heshiisiinta Galmudug Waxgaradka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegay iney aqbaleen ka qeybgalka shirka dib u heshiisiinta Galmudug ee lagu wado inuu ka dhaco magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Waxay sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuse Biixi “Arrinta Sanaag Nabad Bay Ku Dhammaan Doontaa” Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in dagaallada ka jira gobolka Sanaag ay si nabad ah ku dhammaan doonaan waqtiga dhow. Wuxuu sheegay in xallinta arrintan ay meel dhow…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga K/galbeed: Digniin Loo Diray Waxgaradkii Soo Xulay Golaha Shacabka Taliska ciidanka gaarka ah ee maamulka K/galbeed ayaa u digay waxgaradka ku sugan magaalada Baydhabo ee soo xulay xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Korneel Mahad C/raxmaan Aadan, taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Gobolka Sanaag Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa ciidanka Somaliland iyo sidoo kale kuwa uu hoggaamiyo Korneel Caarre.…