1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DEG DEG: Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax aad u xooggan ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay nawaaxiga isgoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan goob lagu baaro gaadiidka aada garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde. Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Puntland Oo Sheegtay In La Maxkamadeyn Doono Xubnihii Ka Tirsanaa Guddiga Dhismaha Wadada Boosaaso Ee Dhowaan La Xiray Xeer ilaalinta guud ee Puntland ayaa ka hadashay xarigga xubno ka tirsanaa guddiga dhismaha wadada Boosaaso, kuwaasi oo dhowaan xabsiga la dhigay. Maxamuud Xasan Aw Cismaan, Xeer ilaaliyaha guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Wakiilka QM Ee Soomaaliya Iyo Danjiraha Ingiriiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa wadajir u qaabbilay Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya , James Swan iyo Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya, Ben Fender. Madaxweynaha ayaa kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Axmed Madoobe Oo Qaatay Shahaadada Musharraxnimo Ee Madaxweynaha Jubbaland Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta oo sabti ah qaatay shahaadada musharraxnimada madaxweyne ee maamulkaasi. Axmed Madoobe ayaa buuxiyey shuruudihii dhowaan ay soo gudbiyeen guddiga xuduudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi “Dad Somaliland Ka Yimid Lama Hadli Doonno” (Dhageyso) Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in aanay wax shaqo ah ku lahayn guddigii uu dhowaan soo magacaabay madaxweyne Farmaajo ee wadahadallada Somaliland iyo dowladda federaalka. Wuxuu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaanno Sheegay In DFS Aanay Fasaxin Markabkii Xoolaha Siday Ee Ku Xiyirnaa Sacuudiga Xildhibaanno ka tirsan Labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya islamarkaana kasoo jeeda Somaliland ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay warar ay sheegtay xukuumadda federaalka, kuwaasi oo ah iney fasaxday markab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Sabriye Oo Magacaabay Guddiga Qaban-qaabada Shirweynaha Dib u Heshiisiinta Galmudug Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magacawday guddiga qabanqaabada shirweynaha dib u heshiisiinta ee Galmudug. Cabdi Maxamed Sabriye, wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa qoraal uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgal Ka Socda Gaalkacyo Wararka ka imaanaya Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay howlgal ballaaran ka wadaan ciidamada ammaanka magaaladaasi. Howlgalkaan ayaa daba socda kadib markii xalay magaaladaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dani Oo Xilal Magacaabay Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa xilala cusub u magacaabay mas’uuliyiin dhowr ah, kadib wareegto uu soo saaray. Wareegtada ayaa sidan u qorneyd: Madaxweynaha Maamulka Puntland. Markuu arkay: Dastuurka Puntland Markuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Puntland Oo Xog Badan Ka Bixiyey Dhul-gariir Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Maamulkaasi Maamulka Puntland ayaa sheegay in dhul-gariir uu ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Bari, balse ma aanay sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay. Faarax Maxamuud, wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka…