1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xukuumadda Kheyre Oo Lagu Eedeeyey Kala Geynta Shacabka Galmudug (Dhageyso) Xildhibaan C/fitaax Ismaaciil Daahir oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in xukuumadda Kheyre aysan ka shaqeeneyn nabadeynta Galmudug. Wuxuu sheegay Xildhibaanka oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Amniga Wax Gor-gortan Ah Lagama Gelayo Golaha amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa yeeshay kulan looga hadlay xaaladda guud ee magaalada Kismaayo iyo weerarkii dhowaan ka dhacay magaaladaasi. Shirkan waxaa guddoomiyey madaxweynaha maamulkaasi, Axmed Maxamed Islaam…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniin Loo Diray Gaadiidleyda Kismaayo Taliska ciidanka ilaalada waddooyinka ee magaalada Kismaayo ayaa digniin u diray darawallada kaxeeya gaadiidka qaarkood. Bashiir Xiis Khaliif, taliyaha taliskan ayaa warbaahinta u sheegay iney jiraan darawallo dhegaha ka fureystay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga Dalka Oo La Wareegay Deegaanno Ay Maamuli Jireen Al-shabaab, Sh/hoose Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha hoose waxa ay kula wareegeen deegaanno ay maamuli jireen Al-shabaab. Korneyl Maxamed Cabdullaahi Caraalle, Taliyaha ururka 35-aad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Waare “Isbedalka Maamulka Hiiraan Wuxuu Tusaale u Yahay Cudur Ku Jira Jirka Hiiraan” Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay isbedallada badan ee maamulkiisu ku sameeyo maamulka gobolka Hiiraan. Wuxuu tilmaamay in su’aallo badan ay arrintaasi keentay, balse loo baahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Muxuu Ka Yiri Weerarkii Kismaayo? Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey weerarkii argagixisanimo ee ka dhacay magaalada Kismaayo. Madaxweynaha ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey Xaaladda Magaalada Kismaayo Iyo Weerarkii Hotelka Cascasey Ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa lagu soo waramayaa in Saakay ay soo afjareen weerarkii Hotelka Cascasey ay ku qadeen xubno ka mid ah Al-shabaab. Weerarkaan ayaa ku bilowday qarax Gaari,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shacab Lagu Dilay Duleedka Magaalada Gaalkacyo Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in maleeshiyaad hubeysan ay rasaas ku fureen gaari ay saarnaayeen dad rayid ah, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Dhaliishay Socdaalkii Kheyre Ee Waqooyiga Gaalkacyo Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegtay in Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre uu ka weecday maqaamkii uu maamulkooda ugu soo dhoweyn lahaa waqooyiga magaalada Gaalkacyo. C/raxmaan Dhabanacad,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Aan La Dagaalanno Kuwa Xaalufka Ku Haya Deegaanka” Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in dhibta ugu weyn ee ka taagan deegaanno ka mid ah Jubbaland ay tahay xaalufka lagu hayo dhirta. Wuxuu sheegay…