1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga K/galbeed: Xildhibaan Ka Digey Duqeymaha Lala Eeegto Goobaha Ay Rayidku Degan Yihiin (Dhageyso) Mudane ka tirsan baarlamaanka maamulka K/galbeed ayaa ka digey duqeymo uu sheegay in lala eegto deegaanno ay degan yihiin dad rayid ah. Xildhibaan Mahad Dhoore oo la hadlay Goobjoog, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Cabdi Xaashi “Xaaf Wuu Ku Qaldanaa In Doorashada Galmudug Ku Wareejiyo DFS” (Dhageyso) Xildhibaan Cabdi Xaashi oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, ku sheegay in madaxweyne Xaaf aanu xaq u lahayn u wakiilashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DFS Oo Loogu Baaqay Xalinta Tabashada Beelaha Dega Deegaannada Galmudug Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, Maxamed Xaashi Cabdi, ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu kaga hadlay xaaladda guud ee Galmudug. Xaashi ayaa sheegay in looga baahan yahay dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Ciidanka Xoogga Dalka Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/hoose Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa ka warbixiyey howlgallo ka dhan ah Al-shabaab, kuwaa oo ka socda deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose. Odowaa Yuuruf Raage, taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka B/xaawo Oo Sheegay Iney Wax Ka Qabanayaan Ammaanka Maamulka cusub ee degmada B/xaawo, gobolka Gedo ayaa sheegay iney wax badan ka qaban doonaan xaaladda ammaanka ee degmadaasi. C/casiis Xareed C/laahi, guddoomiyaha degmadaasi ayaa sheegay in haddii ay wadashaqeyn…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-shabaab Oo 5 Qof Ku Toogtay J/hoose Xarakada Al-shabaab ayaa meel fagaare ah oo ku taalla deegaanka Xagar ee gobolka Jubbada Hoose waxay ku toogteen Shan qof oo ay sheegeen iney la shaqeynayeen dowladda federaalka Soomaaliya iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxuu Xaaf Ugu Wakiishay Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS Doorashooyinka Galmudug? Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu ku sheegay in wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka u wakiishay doorashada Galmudug. Hay’adaha kala ee…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Ridday Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun ku riddey shaqsi la sheegay inuu ka mid ahaa Al-shabaab, sidoo kalena u kala gudbin jiray hubka. Qoraal kasoo baxay maxkamadda ayaa sidan lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan C/laahi Cumar “Raali Kama Nihin Doorasho Ka Dhacda Dhuusamareeb” (Dhageyso) Xildhibaan C/laahi Cumar Maxamuud oo ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegay in marnaba aanay raali ka ahayn doorasho ka dhacday degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Wuxuu sheegay Xildhibaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Maamulka Deegaanka Lambar 50 Oo Ka Warbixyey Qarax Ka Dhacay Deegaanka Muuri, Sh/hoose Maamulka deegaanka Lambar 50 ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa faah faahin dheeraad ah wuxuu ka bixiyey qarax Miino oo ka dhacay deegaanka Muuri ee gobolkaasi. Axmed Taakow oo ah ku…