1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DFS Oo Guryo Dib Loo Dhisay Ku Wareejisay Shacab Ku Sugan Deegaanka Sabiib Iyo Caanoole, Sh/hoose Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dib waxa ay u dhistay guryo ku yaallay deegaanka Sabiib Iyo Caanoole ee gobolka Shabellaha Hoose, kuwaasi oo la sheegay iney bur-buriyeen Al-shabaab. Guryahan ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kheyre “Waxaan Codasanayaa In La Joojiyo Dagaalllada Matabaan” (Dhageyso) Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa ka codsaday dhinacyada isku haya deegaanno hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, iney joojiyaan dagaalladaasi. Wuxuu sheegay in cid walbo oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Waxgaradka Matabaan Oo Ku Howlan Xallinta Dagaallo Ka Dhacay Deegaanno Ku Dhow Degmadaas Waxgaradka ku dhaqan degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay iney wadaan dedaallo badan oo lagu doonayo in lagu xalliyo dagaal beeleedyada ka jira deegaanno hoostada degmadaasi. Maxamuud Xasan Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DFS Oo La Sheegay Iney Ku Fashilantay Xal Ka Gaarista Doorashooyinka Galmudug Xildhibaan Cabdi Xasan Cilmi (Indha-yare) oo ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegay in DFS ay ku fashilantay xal ka gaarista doorashooyinka Galmudug. Wuxuu tilmaamay xildhibaanka in Ra’iisul wasaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Lafta-gareen Oo Sheegay In Xasilooni Siyaasadeed Gaarsiinayaan Deegaannada K/galbeed Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, C/casiis Lafta-gareen ayaa sheegay in deegaannada maamulkiisa ka arrimiyo gaarsiin doonaan xasilooni siyaasadeed. Wuxuu sheegay Lafta-gareen iney go’aan ku gaareen ka maamul ahaan in dowladnimada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaanno Sheegay In Lagu Fashilmay Xal Ka Gaarista Maamulka Hiiraan Xildhibaanno iyo wasiiro ka tirsan Hirshabelle oo warbaahinta kula hadlay magaalada B/weyne ayaa sheegay iney walaac xooggan ka qabaan xaaladda magaaladaasi, sidoo kalena guddigii dhowaan Muqdisho ka tagay ku fashilmeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Dani “Dowladda Federaalka Dhex-dhexaad Haka Noqoto Doorashooyinka Jubbaland Iyo Galmudug” Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa ka codsaday dowladda federaalka Soomaaliya, iney dhex-dhexaad ka noqoto doorashooyinka la filayo iney ka dhacaan Jubbaland iyo Galmudug. Wuxuu sheegay in dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Fiqi “Xal Ayaa Laga Gaaray Dhacdadii Gaalkacyo” (Dhageyso) Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo ka mid ah xildhibaannada golaha shacabka ee loo xil saaray dhacdadii dhowaan ka dhacday magaalada Gaalkacyo ayaa ka warbixiyey halka ay haatan wax u marayaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre “Gogosha Dib u Heshiisiinta Galmudug Waxay Taallaa Dhuusamareeb” Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa sheegay in gogosha dib u heshiisiinta iyo doorashada Galmudug ay taallo degmada Dhuusamareeb. “Waxaan ku faraxsanahay, ugana mahadcelinayaa in codsigeyga uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Waxaan Qabaa In Soomaali Ay Midoobi Doonto” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kaga qaybgalay xuska sannad-guurada 59-aad ee ka soo wareegtay markii Gobollada Koonfureed ay xorriyaddooda la soo laabteen, isla markaasna ay…