1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Wasaaradda Amniga Jubbaland Oo Sheegtay Iney Howlgal Ku Dileen Xubno Al-shabaab Ah Wasaaradda amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa faah faahin dheeraad ah waxay ka bixisay howlgal ay ciidanka maamulkaasi iyo kuwa xoogga dalka ka sameeyeen deegaanno hoostaga degmada Jamaame ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Maamulka Degmada Warsheekh Oo Xalliyey Khilaaf Ka Dhaxeeyay Beello Walaalo Ah Maamulka degmada Warsheekh ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ku guuleystay iney xalliyaan khilaaf u dhaxeeyey beello walaalo ah oo ku dhaqan degmadaasi iyo nawaaxigeeda. Beelahan ayaa kala dhacay inta khilaafkoodu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Socda Wanlaweyn, Sh/hoose Wararka naga soo gaaraya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal u dhaxeeya maleeshiyaad u abaabulan qaab qabiil. Sidey inoo sheegeen dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Qeybta 60-aad Ee Xoogga Dalka Oo Ka Warbixiyey Howlgallo Ay Ka Wadaan Sh/hoose Taliska qeybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyey howlgal ballaaran oo ay ka wadaan deegaanno ka mid ah gobolka Shabellaha Hoose. Taliyaha qeybtan, Jeneraal C/raxmaan Maxamed Cismaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Fiqi “Baaris Adag Ayaan Ku Haynaa Wixii Ka Dhacay Gaalkacyo” Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo ka mid ah xildhibaannada golaha shacabka, sidoo kalena ka tirsan guddi dhowaan uu golahan u saaray iney soo baaraan dhacdadii dadka lagu laayey ee ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxaa Ka Socda Magaalada Cadaado? Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka soconayaan kulamo u dhaxeeya Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, mas’uuliyiinta Galmudug, waxgarad iyo siyaasiyiin. Kulamadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Xayiraadda Uu Sacuudiga Ka Qaaday Xoolaha Soomaaliya (Dhageyso) Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah waxa ay ka bixisay sida ay ku suurtagashay in dowladda Sacuudiga ay xayiraadda ka qaaddo xoolaha dalka laga dhoofin jiray. Wasiirka Xanaanada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Mudug Ee Puntland Oo Ka Warbixiyey Howlgallo Laga Sameeyey Gaalkacyo Maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay in ammaanka magaalada Gaalkacyo ay waxbadan ka qabteen, kadib howlgallo ay sameeyeen ciidamada ammaanka. Axmed Muuse Nuur oo ah guddoomiyaha gobolkaasi ayaa wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinayarda Soomaaliyeed Oo Loogu Baaqay Ka Shaqeynta Midnimada (Dhageyso) Abwaanada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay dhallinyarada iney ka shaqeeyaan midnimada dalka, kana faa’ideystaan fursadaha ay hadda u haystaan iney dalkooda wax u qabtaan. Abwaan Xirsi Dhuux oo ah guddoomiyaha abwaanada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Wadahadal Ugu Baaqay Somaliland Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa wadahadal ugu baaqay Somaliland, xilli uu hadal ka jeedinayey munaasabad xalay ka dhacday magaalada Muqdisho, taasi oo lagu xusayey 59-sano guuradii…