1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waddooyinka Magaalada Muqdisho Oo Xiran Waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu arkayaa ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo diidaya isku socodka gaadiidka. Wadada dheer ee makakka Al-mukarrama ayaa si gaar ah waxaa isgoys walba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Coldoon Oo Maanta Maxkamad Lasoo Taagayo Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa uu markii Labaad kasoo muuqdo wariye C/maalik Muuse Coldoon. Coldoon oo ah Wariye ayaa sidoo kale ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waxgaradka Hiiraan Oo Ka Digay Dagaallo Ka Dhaca B/weyne Waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in haddii aan degdeg lagu xallin khilaafka ka dhaxeeya madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare iyo sidoo kale guddoomiyahii gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo Ka Socda Magaalada Cadaado Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) oo xalay lagu soo dhoweeyay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa halkaasi wuxuu durba ka bilaabay kulamo gaar gaar ah. Xildhibaanno ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabageed “Waare Wuxuu Saddex Jeer Ku Fashilmay Qorshe La Igu Dili Lahaa” Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, guddoomiyahii gobolka Hiiraan ayaa ku eedeeyey madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare, in Saddex jeer uu soo abaabulay isku day uu sheegay in isaga lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Sheegtay Iney Ka Faa’ideysan Doonto Mashaariicda Horumarineed Ee Shiinaha Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumada Federalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa u sheeegay warbaahinta dowladda in dalka uu diyaar u yahay in uu ka fa’ideysto hindisaha hurumarineed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Al-shabaab Iyo Dad Shacab Ah Oo Ku Dagaallamay Hiiraan Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyey Al-shabaab iyo dad shacab ah, kaasi oo ka dhacay deegaanno ku dhow degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan. Weerarka dagaalkan waxaa lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalad Bini’aadannimo Oo Laga Soo Sheegayo Gobolka Jubbada Hoose Maamulka gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in xilligan ay deegaanno badan oo gobolkaasi ah ka taagan tahay xaalad dhanka Bini’aadannimada ah. C/rashiid C/laahi Cali, guddoomiyaha gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Shaacisay Waqtiga La Qabanayo Doorashooyinka Galmudug Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay waqtiga la qabanayo doorashada Galmudug iyo sidoo kale halka lagu qaban doono. Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Ciidanka Xoogga Dalka Oo Dhaq-dhaqaaqyo Ka Wada Shabellaha Hoose Taliska ciidanka xoogga dalka ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa ka warbixiyey howlgallo ay ka wadaan deegaanno ka mid ah gobolkaasi iyo sidoo kale dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ay wadaan. Cabdi Cali…