1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Madaxweyne Xaaf Oo Sheegay Inuu Buray Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlu-sunna, Kuna Dhawaaqay Doorasho Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu ku sheegay in gabi ahaanba uu buray heshiiskii Galmudug iyo sidoo kale Ahlu-sunna Waljameeca. Wuxuu tilmaamay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Bilowday Wejiga Labaad Ee Dib u Habeynta Ciidamada Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa billaaabay wejiga labaad ee dib-u-habaynta ciidamada xoogga dalka, kadib markii wejigii koowaad uu soo dhammaaday. Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shiinaha Oo Xoojinaya Xiriirka Uu La Leeyahay Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Axmed Ciise Cawad, ayaa wadahadal laba dhinacle ah maanta kula yeeshay dhiggiisa China, Wang Yi , Caasimadda Beijing. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Cawad,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Racfaanka Gobolka Nugaal Oo Shaacisay Waqtiga Ay Go’aan Ka Gaareyso Kiiska Caasha Ilyaas Maxkamadda racfaanka ee gobolka Nugaal ayaa maanta oo Axad ah waxa ay soo gabagabeysay dhageysiga wejiga Labaad ee kiiska Caasha Ilyaas oo dhowaan lagu kufsaday Gaalkacyo kadibna la dilay. Qareennada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS Iyo Sheekh Shaakir Oo Gaaray Deegaanno Hoostaga Matabaan Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye iyo madaxa xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir ayaa maanta gaaray deegaanno hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Deegaannada ay mas’uuliyiintan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Oo Deegaanno Hor Leh Kala Wareegay Al-shabaab Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen gobolka Shabellaha Hoose, waxay kula wareegeen deegaanno Al-shabaab maamuli jireen. Ibraahim Aadan Cali. guddoomiyaha gobolka Shabellaha Hoose ayaa u sheegay warbaahinta,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Shabellaha Hoose Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa loo yaqaan Danab ee xoogga dalka ayaa xalay waxay howlgal ka sameeyeen degmada Janaale ee gobolka Shabellaha Hoose. Si gaar ah, ciidamadan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo Weli Ka Socda Dhuusamareeb Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, waxaa weli ka soconaya kulamo kala duwan oo u dhaxeeya wefdiga dowladda ee uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha, Cabdi Maxamed Sabriye iyo mas’uuliyiinta Ahlu-sunna. Weli…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Maanta u Codeynaya Sharci Muhiim Ah Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah ku yeeshaan xaruntooda kulankoodii caadiga ahaa. Waxaa lagu wargeliyey xildhibaannada in kulankan uu jiro, islamarkaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaan Sheegay In Galmudug u Baahan Tahay Isbedal Dhab Ah Xildhibaan C/qaadir Cali Diirshe oo ka mid ah mudnayaasha baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in loo baahan yahay isbedal dhab ah oo maamulkooda ah, si looga gudbo khilaafyada jira. Xildhibaankan oo…