1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Jeesow “Dabageed Si Nabad Ah Xilka Haku Wareejiyo” Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu kaga hadlay xaaladda gobolka Hiiraan, oo maalmahan dambe…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Wararkii Ugu Dambeeyey Xaaladda Magaalada B/weyne Wararkii ugu dambeeyey ee ka imaanaya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa ciidankii shalay ku dagaallamay deegaanka Kalabeyr.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Maraykanka Oo Su’aallo Weydiiyey Wasiir Cawad Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dawladda Federaalka Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Cawad oo maalmahan ku sugnaa magaalada Minneapolis Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa kulan la qaatay qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Afar Qof Oo Lagu Dilay Gobolka Galgaduud Wararka ka imaanaya degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in deegaan duleedka ka ah degmadaasi lagu dilay Afar qof oo shacab ah. Sidey sheegeen dad ku sugan deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Maxay Ka Tiri Dagaalkii Kalabeyr? Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay dagaal shalay ka dhacay deegaanka Kalabeyr ee gobolka Hiiraan, kaasi oo khasaare kala duwan uu ka dhashay. Dagaalkan waxaa ku dhintay taliyahii qeybta Booliiska…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Sidee Xaaladda Deegaanka Af-urur Ee Gobolka Bari? Maamulka deegaanka Af-urur ee gobolka Bari ayaa ka warbixiyey xaaladda guud ee deegaankaasi, halkaasi oo shalay ay dib ula wareegeen ciidamada Puntland. Maxamed Geeddi Saalax, guddoomiyaha deegaankaasi oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Puntland Oo Dib Ula Wareegay Deegaanka Af-urur Ee gobolka Bari Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in ciidamada maamulka Puntland ay dib ula wareegeen deegaanka Af-urur ee gobolkaasi, halkaa oo Labadii maalin ee lasoo dhaafay ku sugnaayeen ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Xil u Magacawday Fanaanka Nimcaan Hilaac Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa Maanta oo Taariikhdu tahay 11/06/2019 loogu oggaaladay in uu kamid noqdo Hoballada Waaberi ,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhis Lagu Sameynayo Buundada Degmada Buurdhuubo Ee Gedo (Dhageyso) Maamulka degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa sheegay in dhowaan ay bilaabi doonaan dib u dayactirka buundada weyn ee degmadaasi, taa oo burbur uu ka muuqdo. Xasan Maxamed Cali, guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Laga Baqayo Inuu Kusoo Fataho Magaalada Jowhar (Dhageyso) Beeraleyda ku dhaqan magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa cabsi ka qaba in Wabiga Shabelle uu kusoo fataho magaaladaasi. Cabsida waxaa keentay biyaha Wabiga oo si xooggan ku socda,…