1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ganacsatada Degmada Balcad Oo Cabasho Ah Ganacsatada ku dhaqan degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay iney cabasho ka yihiin koronto la’aan oo wax ka badan 24-saac adeeggii koronto ka waayay shirkadda kaliya ee halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Xil Ka Qaadis Sameeyay Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyahii gobolka Mudug ee maamulkiisa. Wareegto uu soo saaray madaxweyne Xaaf ayaa lagu sheegay in xilkii laga qaaday Cabdi Rashiid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Gobolka Hiiraan Dagaal u dhaxeeyey ciidanka Jabuuti ee ka midka ah howlgalka AMISOM iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay duleedka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Wararku waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Dhiseysa Garoonka Diyaaradaha Ee Degmada Ceel-waaq, Gedo Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay dhisi doonaan garoonka diyaaradaha degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo. Maxamuud Sayid Aadan, Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi oo warbaahinta la hadlay isaga oo ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Galmudug Oo Sheegay In Wax Badan Ka Qabteen Amniga Gaalkacyo Dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in wax badan ay ka qabteen amniga guud ee magaalada Gaalkacyo, kadib howlgallo ay ka sameeyeen ciidamada ammaanka ee magaaladaasi. Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Galmudug, C/weli…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga K/galbeed: Waxaan Fureynaa Waddooyinka Ay Al-shabaab Xirteen (Dhageyso) Wasaaradda amniga ee dowlad goboleedka K/galbeed ayaa sheegtay in maalmaha soo aaddan ay bilaabi doonaan howlgallo ballaaran oo lagu furayo waddooyinka ay xirteen Al-shabaab. Wasiir ku xigeenka wasaaraddan, Maxamed Isaaq…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Degmada Wanlaweyn Ee Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyey maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed ayaa saakay waaberigii wuxuu ka dhacay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaare kala duwan. Goob joogayaal ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AFRICOM Oo Faah Faahisay Duqeyn Ka Dhacday Shabellaha Hoose Taliska ciidanka Maraykanka ee AFRICOM ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey duqeyn ay diyaaradahooda iyo howlgal gaar ah oo ay ka fuliyeen deegaanka Toora-toorow ee gobolka Shabellaha Hoose. Waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyahii Gobolka Hiiraan Oo Xilka Laga Qaaday Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha ee dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa waxaa xilkii looga qaaday guddoomiyahii gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed. Waare ayaa sidoo kale wuxuu xilkan u magacaabay Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Nuur Oo Lagu Xukumay 12 Sano Oo Xabsi Ah Maxkamad ku taalla magaalada Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa xukun ku riddey askari Soomaali Maraykan ah, kaasi oo ku eedeysnaa dilka haweeney. Maxamed Nuur ayaa aad isu difaacay, halka qareenkiisu…