1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Ku Xigeenkii Deegaanka Gamboole Oo Lagu Dilay Jowhar Rag hubeysan ayaa waxay magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe ku dileen, gudoomiye ku xigeenkii deegaanka Gamboole ee gobolkaasi. C/rashiid Xaaji Maxamed ayaa la toogtay xilli uu ku sugnaa bartamaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Puntland Iyo Kuwa Somaliland Oo Dhaq-dhaqaaqyo Ka Wada Sanaag Wararka saakay oo Khamiis ah ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa waxay sheegayaan in xiisad u dhaxeysa Somaliland iyo Puntland laga dareemayo deegaanno ka mid ah gobolkaasi. Somaliland ayaa lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Liyuu Booliis Oo Dad Iyo Gaadiid Ka Kaxaystay Hiiraan Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Liyuu Boolis ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ay gobolka Hiiraan ka kaxeysteen dad rayid ah iyo sidoo kale gaadiid. Sidey sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kismaayo Oo Lagu Soo Bandhigay Shaqsi Ka Tirsanaa Al-shabaab Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka sameeyeen nawaaxiga deegaanka Baar-sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose waxa ay kusoo qabteen shaqsi la sheegay inuu ka mid ahaa Al-shabaab. Shaqsigan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Waxgarad Ku Baaqay Joojinta Dagaal Beeleed Ka Dhacay Galgaduud Waxgarad Soomaaliyeed ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyo kasoo cusboonaaday deegaanno ka mid ah gobolka Galgaduud, kaa oo u dhaxeeya beello walaalo ah. Waxay sheegeen waxgaradkan in wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AFRICOM: Waxaan Dilnay Lix Ka Mid Ah Daacishta Soomaaliya Taliska ciidanka Maraykanka ee AFRICOM ayaa faah faahin ka bixiyey weerar ay iyaga iyo ciidanka DFS ka fuliyeen buuraleyda Goolis ee Puntland. Qoraal kasoo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Iyo Puntland Oo Maxaabiis Is Dhaafsaday Somaliland ayaa maanta oo Isniin ah waxa ay sii daayeen 14 maxaabiis ah, kuwaasi oo ay ku qabteen dagaalkii ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, kaasi oo ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Cawad Oo Nuqul Ka Mid Ah Warqadaha Aqoonsiga Danjiranimo Ka Guddoomay Safiirka Cusub Ee Midowga Yurub Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee DFS, Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Isniin ah kaga guddoomay xafiiskiisa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ee Safiirka Ergada Midowga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-shabaab Oo Lagala Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Gedo Taliska ciidanka xoogga dalka ee gobolka Gedo ayaa sheegay in howlgallo ay ka wadaan gobolka Gedo ay kula wareegeen deegaanno ka tirsan gobolkaasi, kana saareen dagaallamayaal Al-shabaab ah. Dhame Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Berdaale: Waxaa Is Soo Dhiibay Sarkaal Ka Tirsanaa Al-shabaab Maamulka degmada Berdaale ee gobolka Baay ayaa sheegay in uu isku soo dhiibay sarkaal sare oo ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab. Maxamed Isaaq Araxas oo u waramay warbaahinta dowladda ayaa sheegay…