1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waxgaradka Hiiraan Oo Bilaabay Kulamo Lagu Qaboojinayo Xiisadda B/weyne Waxgaradka ku dhaqan gobolka Hiiraan ayaa bilaabay kulamo gaar gaar ah, kuwaasi oo lagu qaboojinayo xiisadda maalmahan dambe ka taagneyd magaalada B/weyne. Nabadoon Cilmi Hagar Guurre oo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Ka Dhan Ah Somaliland Oo Ka Furmaya Sanaag Wararka ka imanaaya magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo diyaar garow xooggan, kaasi oo ku aaddan shir looga hadli doono aayaha gobolkaasi, kana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhan Ah Madaxweynaha Hirshabelle Oo Ka Socda B/weyne Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo banaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, laguna taageerayo Yuusuf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in Wabiga Shabelle uu ku fatahay deegaanno dhowr ah oo ka tirsan gobolkaasi. Meelaha ugu daran ee Wabiga uu ku fatahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Cusub Magaalada B/weyne? Magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan, waxaa 48-kii saac ee lasoo dhaafay aad loo hadalhayey xil ka qaadistii lagu sameeyey guddoomiye Yuusuf Dabageed, isaga oo iska diiday xil ka qaadistaasi. Waxgarad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Iska Diiday Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyey, Gobolka Mudug C/rashiid Xaashi Cartan, guddoomiyahii gobolka Mudug ee xilka looga qaaday wareegtadii kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Galmudug ayaa iska diiday xil ka qaadistaasi lagu sameeyey. Cartan ayaa sheegay in shacabka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Ka Wada Hadleen Guddoomiye Mursal Iyo Ambassador Madeira? Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya Ambassador Francisco Caetano Madeira. Guddoomiyaha iyo wakiilka ayaa ka wada hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Qabanqaabada Xuska Todobaadka Xorriyadda Oo La Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya qabanqaabada munaasabadda xuska todobaadka xoriyadda Soomaaliya. Guddigan uu magacaabay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya in ay ka shaqeeyaan qabanqaabada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabageed “Guudlaawe Wuxuu Soo Amray In Xabsiga La i Dhigo” Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo maalin ka hor xilka guddoomiye-nimo looga qaaday wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare, ayaa sheegay in la qorsheeyey in isaga xabsiga la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Sidee Xaaladda Degmada Wanlaweyne Ee Sh/hoose? Dagaal u dhaxeeyey maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed ayaa shalay wuxuu ka dhacay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Ugu…