1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Hiiraan Dagaal u dhaxeeyey maleeshiyaad isku abaabulay qaab beeleed ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay duleedka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaare kala duwan. Dagaalkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Socda Dhuusamareeb? Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud waxaa ka soconaya kulamo xasaasi ah oo u dhaxeeya madaxda Galmudug iyo sidoo kale xubno ka socda dowladda federaalka Soomaaliya. Cabdi Maxamed Sabriye, wasiirka arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Maxkamadda Racfaanka Oo Qaadeysa Kiiska Caasha Ilyaas Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in maxkamadda Racfaanka ee gobolka Nugaal ay dib u furto kiiska Caasha Ilyaas, kadib markii ay racfaankan qaateen Saddex ruux oo maxkamadda darajada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbitaalka Garoowe Oo Laga Eryey 37 Shaqaale Wasaaradda caafimaadka ee dowlad goboleedka Puntland ayaa waxay shaqadii ka erisay 37 qof oo ka mid ahaa shaqaalaha isbitaalka guud ee Garoowe. Shaqaalahan la ruqseeyey ayaa isugu jiray dhaqaatiir iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DEG DEG: B/weyne Oo Kala Xiran Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in guud ahaan ay kala xiran tahay magaalada, xaaladuna ay tahay mid kacsan. Sidey soo sheegayaan wariyeyaasheenna, magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Waare Oo Sheegay In Shacabka B/weyne Heli Doonaan Cadaalad Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada B/weyne ayaa ka hadlay xaaladda magaaladaasi iyo sidoo kale rabshadihii ka dhacay B/weyne. Waare ayaa sheegay in shacabka B/weyne…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Caruur Uu Soo Ritay Cudurka Jadeecada Oo La Dhigay Isbitaalka Banaadir (Dhageyso) Maamulka Isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in isbitaalkaasi la seexiyey in ka badan 100 caruur ah oo ay soo riteen cudurada faafa oo ay ugu horreyso Jadeecada. Dr.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabageed “Ciddii Isoo Weerarta Waan Iska Difaacayaa” (Wareysi) Guddoomiyahii gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa si kulul u dhaliilay madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, oo uu sheegay inuu hareer…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Tukaraq Ee Sool Dagaal u dhaxeeyey ciidanka Somaliland iyo kuwo la sheegay iney ka tirsan yihiin jabhadda la magac baxday xoreynta SSC ee Khaatumo ayaa ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Mahadaay Oo Sheegay In Uu Saameeyey Fatahaadda Wabiga Shabelle Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa faah faahin ka bixiyey fatahaadda uu Wabiga Shabelle ku sameeyey degmadaasi iyo sidoo kale deegaannada ku dhow. Axmed Xuseen Afrax, guddoomiyaha degmadaasi…