1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Dani “Ciidanka Waajib Ayaa Ka Saaran Sugidda Amniga Gobolka Mudug” Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo la kulmay saraakiisha ciidamada Booliiska ee gobolka Mudug iyo waxgaradka gobolkaasi ayaa sheegay in waajib ka saaran yahay ciidamada iney sugaan ammaanka guud ee gobolkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadli Doonaa Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka? Maanta oo Arbaco ah ayeey xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya waxa ay kulan ka mid ah kuwooda caadiga ah ku leeyihiin xaruntooda Muqdisho. Ajendaha kulanka maanta ayaa ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiintii Ay Kenya u Diiday Iney Galaan Dalkeeda Oo Kusoo Noqday Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa maanta dib loogu soo celiyey mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo habeenkii xalay ahaa ku hoyday garoonka diyaaradaha ee Jomma Kenyatta kadib markii loo diiday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Puntland Ka Dalbaday Maxaabiis Is Dhaafsi Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhowaaqay iney diyaar u yihiin siideynta maxaabiistii ay ka qabteen ciidanka Puntland, kadib dagaalladii ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lafta-gareen: Waxaa La Gaaray Xilligii Al-shabaab Laga Xoreyn Lahaa Gobollada K/galbeed Madaxweynaha dowlad goboleedka K/galbeed, C/casiis Lafta-gareen ayaa si kulul wuxuu kaga hadlay xaaladda ammaanka ee deegaannada maamulkiisa ka arrimiyo, gaar ahaan qaraxii shalay ka dhacay degmada Bardaale ee gobolka Baay.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DEG DEG: Qarax Ka Dhacay Degmada Bardaale Ee Gobolka Baay Wararka naga soo gaaraya degmada Bardaale ee gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in qarax Miino uu goor dhow ka dhacay halkaasi, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Sida uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka Ee Maanta? Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay kulankooda 15-aad ee Kalfadhiga 5-aad ku leeyihiin xaruntooda magaalada Muqdisho. Xildhibaannada ayaa lagu soo wargeliyey in ajendaha kulankooda maanta uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Fashilka Shirkii Garoowe, Arrinta Galmudug Iyo Doorashooyinka Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa khudbad uu ka jeediyey munaasabadda 15-ka MAY maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa kaga hadlay arrimo aad u badan. Madaxweynaha ayaa soo hadal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo “Dadaalkoodu waxa uu ku hirgalay waa qabyaaladda ay ka fogaayeen iyo sida ay u aaminsanaayeen midnimada” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho oo lagu maamuusayo dhallinyaradii 13-ka ahaa ee aasaasay ururkii gobannimo-doonka Soomaaliyeed ee SYL. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lafta Gareen “Shirkii Garoowe Arrimo Muhiim Ah Ayaa Looga Hadlay” Madaxweynaha dowlad goboleedka K/galbeed, C/casiis Lafta Gareen ayaa sheegay in shirkii fashilmay ee Garoowe uu isaga aragti ahaan qabo in uu ahaa mid wanaagsan oo arrimo badan looga hadlay. Wuxuu…