1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG: Xukun Dil Ah Oo Lagu Riday Saddex Ka Mid Ah Raggii Loo Haystay Dilka Iyo Kufsiga Caa’isha Ilyaas Maxkamadda Derajada Koowaad ee gobolka Nugaal ayaa goor dhow waxa ay xukun dil ah ku riddey Saddex ka mid ah 10-kii qof ee loo haystay dilka iyo Kufsiga Caa’isha Ilyaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Kenya u Joojisay Duulimaadyadii Tooska Ahaa Ee Muqdisho Iyo Nairobi? Dowladda Kenya ayaa ka hadashay sababtii ay u joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi, kaa oo loo wareejiyey dhanka magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari Kenya. Kabtan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyahii Ciidanka Xasilinta Gaalkacyo Oo u Geeriyoodey Dhaawicii Xalay Soo Gaaray Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in uu dhintey taliyahii ciidanka xasilinta magaalada Gaalkacyo Dhamme Khaliif Nuur Shiil. Rag hubesan ayaa isaga oo kasoo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Go’aan Laga Gaarayo Kiiska Caa’isha Ilyaas Maxkamadda derajada Koowaad ee gobolka Nugaal ayaa waxaa la filayaa in maanta ay go’aan ka gaarto 10 nin oo ku eedeysan dilkii iyo kufsigii magaalada Gaalkacyo loogu geystay Caa’isha Ilyaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalim “Markii Horeba Garoowe Waxaa Tagay Madax Isku Careysan” (Dhageyso) Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Caalin oo wax badan kala socda siyaasadda dalka ayaa nasiib darro ku tilmaamay fashilkii ku yimid shirkii Garoowe uga socda madaxda DFS iyo kuwa dowlad goboleedyada. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Arday Ka Badan 30-kun Oo Maant u Fariisanaya Imtixaanka Shahaadiga Ee Dugsiga Sare Waxaa maanta sirasmi ah u bilaabanaya imtixaankii Shahaadiga ahaa ee dugsiyada sare ee dalka,kaasi oo ay qaadayso dowladda Federaalka Soomaaliya. 31,500 oo Arday ayaa u fariisinaya Imtixaankaasi,taasi oo ah tiradii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiir Bayle Oo Shaaciyey Waqtiga La Qabanayo Shirka Deyn Cafinta Soomaaliya Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Bayle oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay waqtiga la qaban doono shirka deyn cafinta Soomaaliya. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasaaradda Caafimaadka DFS Oo Sheegtay Inuu Yaraaday Dhimashada Hooyada Iyo Dhallaanka Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Saciid oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog ayaa wuxuu sheegay in sanadahan dambe ay aad u yaraadeen dhimashada hooyada iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Degmada Hodon Ee Muqdisho Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo howlgallo joogta ah habeennadan ka wada magaalada Muqdisho ayaa xalay waxay howlgal ka sameeyeen degmada Hodon ee gobolka Banaadir. Howlgalkan ayaa inta uu socday waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka QM Oo Fariin u Dirtay Shacabka Soomaaliyeed Sii-hayaha Madaxa Xafiiska Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ahna Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Raisedon Zenenga ayaa salaan diiran u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed…