1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Masar Oo Ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirkooda (Sawirro) Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi ayaa shalay oo Axad ahay ah ku qaabilay dhismaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Danjire Hamdi Loza,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Koowaad Ee Ramadan Oo Maanta La Sooman Yahay Maanta oo Isniin ah ayaa guud ahaan dalalka Islaamka ah waxaa laga sooman yahay maalinta Koowaad ee bisha barakeysan ee Ramadan. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka DFS Iyo Dowlad Goboleedyada Oo Ka Furmay Garoowe Shirka dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland. Shirkan waxaa furay madaxweynaha dowladda federaalka ah, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo, waxaana ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Duqeyn Ka Geystay Gobolka Gedo Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in diyaarado dagaal ay duqeyn ka geysteen deegaanno ka mid ah gobolkaasi. Duqeyntan ayaa waxay diyaaradahan la eegteen deegaanno hoostaga degmooyinka Garbahaarey…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Qaabka Ay Ciidanka DFS Ula Wareegeen Bariire Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxay weerar ku qaadeen Xarakada Al-shabaab ee ku sugan deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal kooban. Ciidanka xoogga dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Dowlad Goboleedyada Oo Ku Wajahan Garoowe Maanta oo Arbaco ah ayaa la filayaa in magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ay gaaraan qaar ka mid ah madaxda dowlad goboleedyada. 2-da bishan May oo ku beegan maalinta berri…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyay Degmada Dharkeenley Ee Magaalada Muqdisho Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay howlgallo ballaaran ka sameeyeen degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho. Howlgalkan ayeey ciidanka ku baarayeen guryaha iyadoo sidoo kalena la baarayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Haweenka Puntland Oo Soo Bandhigeysa Rag Kufsi Geystay Wasaaradda haweenka ee Puntland ayaa sheegtay in ay soo bandhigi doonaan dhowaan rag kufsi ka geystay deegaanno ka mid ah maamulkaasi. Aamino Cismaan Xaaji oo ah wasiirka wasaaraddaasi ayaa sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Faah Faahin Ku Saabsan Dab Xalay Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dab habeenkii xalay ahaa ka kacay suuqa Cabdalla Shideeye ee Bakaaraha, kaasi oo durba lagu guuleystay in la damiyo. Xarun ganacsi oo halkaas ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweyne Maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay shirweynaha Badqabka Fikirka iyo la dagaalanka Xagjirnimada. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo hadal…