1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dani “Puntland Waxay Walwal Ka Qabtaa Habka Wadashaqeynta Iyo Dalka Sida Loo Maamulayo” Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay qabaan walwal xooggan oo ku aaddan xaaladda siyaasadeed ee dalka. Wuxuu sheegay iney ka walwalayaan habka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho Oo Sheegay In Wax Badan Laga Qabanayo Ammaanka Magaalada Muqdisho Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, C/raxmaan Cismaan Yariisow ayaa sheegay in wax badan ay ka qaban doonaan ammaanka magaalada Muqdisho. Yariisow ayaa sheegay in ahmiyad weyn ay siin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baardheere: Ciidamada Jubbaland Oo Gacanta Ku Dhigay Walxaha Qarxa Ciidanka Nabad sugidda ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmada Baardheere ee gobolka Gedo waxay ku sheegeen iney ku qabteen walxaha qarxa. War kasoo baxay taliska nabad…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka? Maanta oo Sabti ah, xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii caadiga ahaa waxa ay ku leeyihiin xaruntooda magaalada Muqdisho. Ajendaha Kulanka maanta ee xildhibaannada golaha shacabka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Aabe Mukhtaar “Askarigii Wiilkeyga Dhaawaca Halista u Geystay Shaqadiisa Ayuu Wataa” (Dhageyso) Aabe Soomaaliyeed ayaa DFS ka codsaday in cadaaladda la horkeeno askari dhaawac halis ah u geystay wiilkiisa. Mukhtaar Ciid Miiney oo lasoo xiriiray Goobjoog, wuxuu sheegay in wiilkiisa oo wadey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Qaadacay Shirka Culimada Ee Muqdisho (Dhageyso) Maamulka Galmudug ayaa gabi ahaanba qaadacay shirka Culimada ee ka socda magaalada Muqdisho ee casimadda dalka. Xubnihii Galmudug ku matalayey shirkan ayaa isaga baxay, kadib markii ay sheegeen in wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Professor Gaandi: Maqaamka Muqdisho In Laga Hadlo Waa Waajib (Dhageyso) Professor Maxamed Cabdi Gaandi oo ka mid ahaa siyaasiyiin shir ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay in dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo laga doonayo iney caddeyso maqaamka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Shir Uga Qeybgalaya Masar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Masar halkaas oo uu ka furmi doono shir lagaga arrinsanayo xaaladda dalka Suudaan. Shirkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Iyo Siyaasiyiin Ku Baaqay In Lasoo Dhiso Xukuumad Cusub (Dhageyso) Qaar kamid ah Axsaabta siyaasadda ee dalka iyo xildhibaanno ayaa sheegay in xukuumad cusub loo bahanyahay xilligan kadib shir ay ku yeeshay Magaaladda nairobi ee dalka Kenya. Shirkan ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Muqdisho Wararka ka imaanaya Isgoyska Tarabuunka ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi goor dhow uu ka dhacay qarax la sheegay in uu ku xirnaa gaari halkaasi marayey. Goob joogayaal…