1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Muqdisho Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxay howlgal ka sameeyeen xaafadda Taleex, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Waxa ay ciidanku howlgalkaan ku qabteen Boqolaal dhallinyaro ah, kuwaasi oo la isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gedo: Saraakiil Ciidan Oo Sheegay In Ay Hub Ka Qabsadeen Al-shabaab Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee gobolka Gedo ayaa sheegay in dagaal ay la galeen Al-shabaab ay hub badan ku qabsadeen. Gaashaanle Dhexe Cismaan Sheekh Cabdi oo ah abaanduulaha ciidanka xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Gaadiidley Cabasho Ka Ah Canshuur Lagu Kordhiyay Qaar ka mid ah gaadiidleyda ku sugan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa cabasho waxa ay ka yihiin lacag canshuur dheeraad ah oo lagu soo rogay. Waxay sheegeen in dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Caalim “DFS Waxay Dhaqaalo Badan Ku Bixineysaa Duminta Dowlad Goboleedyada” Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Caalim ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay qarashaad ku bixineyso sidii ay ku dumin lahayd dowlad goboleedyada. Caalim ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo aanay marmarsiyo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxyo Ka Dhacay Sh/hoose Iyo Ciidanka DFS Oo Howlgallo Wada (Dhageyso) Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in Labada qarax lala eegtay askar ka tirsan ciidanka xoogga dalka, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan. Qaraxyadan ayaa ka kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dab Ka Kacay Bakhaar Hubka Lagu Keydiyo, Mudug (Dhageyso) Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dab xooggan oo saakay ka kacay bakhaar hubka lagu keydiyo kaasi oo ku yaalla deegaanka Docol ee gobolka Mudug. Dabkan oo loo maleynayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Ilowday Agoontii Xoogga Dalka (Dhageyso) Dowladda federaalka ayaa u muuqata mid aan weli waxbo ka qaban cabashada ay soo jeediyeen agoonta ciidanka xoogga dalka oo muddo Afar bil ah aan wax gunno ah ka helin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WARBIXIN: Caqabado Horyaalla Guddoomiyaha Cusub Ee Bankiga Dhexe Falanqeeyayaal dhanka dhaqaalaha ah ayaa sheegay iney jiraan caqabado badan oo xilligan horyaalla guddoomiyaha cusub ee Bankiga dhexe. Waxa ay sheegeen in waxyaabaha ugu horreeya ee loo baahan yahay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Cawad: Si Dhow Baan Ula Shaqeyn Doonnaa Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay in si dhow ay ula shaqeyn doonaan baarlamaannada maamul goboleedyada. Waxa uu sheegay in waajib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsato Iyo Siyaasiyiin Sheegay In DFS Ku Leeyihiin $7 Milyan (Dhageyso) Siyaasiyiin iyo ganacsato ku kulmay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ku leeyihiin lacag dhan 7 Milyan oo doolarka Maraykanka ah, islamarkaana aanay jirin wax laga siiyay…