1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Maanta Su’aallo Weydiinaya Madaxda Laamaha Ammaanka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabtio ah waxaa la filayaa in kulan ay ku yeeshaan xaruntooda Muqdisho. Kulanka maanta ayaa ah mid lagu doonayo in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wasiirada Oo Yeeshay Kulan Looga Hadlayey Ammaanka Golaha Wasiirrada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay Muqdisho ku yeesheen Kulan aan caadi ahayn oo looga hadlay xaaladda amniga dalka. Shirka oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda, Mahdi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Oo Qabtay Shaqsi Ka Tirsan Al-shabaab Howlgal ay Ciidamada DFS fuliyeen 5-tii bishan April ayaa lagu soo qabtay shaqsi ka mid ahaa Al-shabaab ,kaas oo la sheegay inuu u qaabilsanaa ururkaasi ku xirista walxaha qarxa ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faa’iso Cabdi “Booliiska Wuxuu Iga Diiday Inaan Dumar Ahay” (Video) Waxaa aad loo hadal hayey saacadihii lasoo dhaafay gabar Soomaaliyeed oo ciidanka Booliiska u maleeyeen iney tahay rag soo xirtay dharka dumarka, islamarkaana la geeyey saldhigga Booliiska degmada Boondheere si…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Joogtada Ee Golaha Shacabka Oo Kulmay Kulankii sedexaad ee Guddiga joogtada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Kulanka ayaa Sidoo kale Goob joog ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Duqa Muqdisho Oo Ka Hadlay Maqaamka Caasimadda Iyo Arrimaha Ammaanka Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho. C/raxmaan Cismaan Yariisow oo maanta ka qeybgalay munaasabad lagu furayey Kalfadhiga Shanaad ee golaha aqalka sare ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah. Injineer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Xaliimo Yarey “Siyaasiyiin Baa Igu Yiri Doorasho Ma Dhici Karto” (Dhageyso) Guddoomiyaha guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) ayaa sheegtay in ay jiraan siyaasiyiin aaminsan in dalka aanay doorasho ka dhici karin. Waxa ay sheegtay in ka guddi…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Khudbaddii Uu Kheyre Ka Jeediyey Furitaanka Kalfadhiga 5-aad Ee Aqalka Sare Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo wakiil uga ahaa madaxweyne Farmaajo furitaanka Kalfadhiga Shanaad ee golaha aqalka sare ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah. Kheyre ayaa aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: 35 Qof Oo Ku Sumoobay Boorash Ay Cabeen, Magaalada Muqdisho Dad u badan haween iyo carruur ayaa ku sumoobay Boorash ay cabeen kuwaasi oo lagu kariyey xarumo ku yaalla degmooyinka Waaberi iyo Kaxda ee magaalada Muqdisho. Waxaa la xaqiijiyey in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waa Maxay Sababta Uu u Baaqday Kulankii Maanta Ee Golaha Shacabka? Waxaa maanta lagu ballansanaa in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ay xaruntooda magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulankoodii caadiga ahaa ee Kalfadhiga Shanaad. Guddoonka golaha shacabka ayaa shaaciyey in…